Waar ileen Ceeb Looma Dhinto, Xirsiyow By: Roda Abdi Muse

0
4140
Roda Abdi Muse

Xirsiyoow Ayeeyo Horta Abahaa Ayaan Habaryar Dhaw U Ahay. Adiguna awoow ayaad ii tahay runtii. Lkn bilaa abaal ayaad tahayoo. Abaal laawe ehel lagama dhigto)

Reer caynaba waxay xasuusanyihiin ,Mindidii aad dhabarka ka galisay Madaxwayne Axmed Silanyo. Ee ilahay ka badbadiyay.

Intuu godob kuu galay la ogaa. Walaahi xiligaa aniga oo mucaarid ah. Ayaan marba naxaayay markaan arko wasiir is casilaya.

Halka mucaaridka kale .ku farxaayay dawladii xirsi rabay in uu rido beeshinkii dhakhtarka caynaba ayaa iska diiday. In ay dawadaada liqaan xirsaw.

Xirsi wuxuu khiyaamo cad ku sameeyay madaxwanihii aaminay,wuxuuna marmarsiiyo ka dhigtaa ama isdifaac ka dhigta madaxwaynaha waan jeclahay sidii uu caruur ama dadwaalan u sheekaynayo.

Ummadani Waxa aanay weligeed ka soo kabanayn habdhaqankii foosha xumaa ee uu bilaabay xirsi ,welina uuna dadka hortooda ku toobadkeenin sheegina qaladaadkii uu ka galey umadda reer somalilnad.

Allaa mahad leh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here