Golaha Guurtida Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Tirada Dadka Lagu Dilay Gobolada Somaliland Sanadkii 2016 Iyo Gobol Kaste Tirada Kiisaska Dhacay Sanadkaas

0
922

Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddiga Shuruucda iyo Arrimaha Garsoorka ee golaah Guurtida Somaliland ayaa maanta kalfadhi ay yeesheen golaha Guurtidu waxay shaaca ka qaadeen tirada  dadka lagu dilay gobolada Somaliland sanadkii tagey ee 2016 iyo tirada kiisaska kale ee dhacay sanadkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here