Madaxwayne Siilaanyo Oo Mar Kale Go’aamiyey In Hakad La Galiyo Shaqaalaha Cusub Ee Dawlada Somaliland Iyo Sababta Oo Shaaca Laga Qaaday

0
866

Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxa maanta qasriga madaxtooyada Somaliland uu kulan ku dhex maray madaxwaynaha Somaliland iyo gudoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawlada,waxaana uu madaxwayne Siilaanyo mar kael go’aamiyey in mar kale hakadd la galiyo qorista shaqaalaha cusub ee dawlada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here