Waajibka Qur’aanka Innaga Saaran Iyo Qisooyin Markhaati U Ah [MIDHAHA DIINTA]

0
1487

Muuqaalkan kooban waxa aad kaga bogan doontaan farriin muhiim ah oo ku saabsan qof muslimka ah waajibka ka saran qur’aanka kariimka ah iyo ku camal-falkiisa ba. Waxaana qodobkan ka hadlaya sheekh Almis Yaxye Xaaji Ibraahin.

Waana muqaal uu idiinku talo galay barnaamijka MIDHAHA DIINTU. Ka faa’idaysi wanaagsan oo ku camalfal fiican. Ilaahay xaqa ha innagu sugo. Sheekhana ajar iyo xasanaad ha ka siiyo.

midhahadiinta@gmail.com, midhahadiinta1@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here