Xisbiga UCID Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalo Kasoo Yeedhay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland

0
928

Hargeysa, (HargeisaPress) —Xisbiga UCID ayaa jawaab adag ka bixiyey hadalo kasoo yeedhay wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland oo ay kaga hadashay dacwadii ay xisbiga UCID ka gudbiyeen xildhibaano ka tirsan golayaasha deegaanka Somaliland iyo waliba kalfadhi ay xildhibaanada degmada Saylac xilkii kaga qaadeen maayarka degmada Saylac.

https://youtu.be/47nhw8zqixE

LEAVE A REPLY