Arday Reer Somaliland Oo Kaalinta Koowaad Ka Galay Tartan Ka Dhacay Dalka Kazakhistan

0
1267

Hargeysa, (HargeisaPress) — Waxaa maanta Magaalada hargaysa lagu soo dhoweeyey labo arday oo wax ka dhigta dugsiga Vifak Academy ee Caasimada Somaliland, kuwaasoo kaalimaha koowaad ka galay tartan aqooneed lagu qabtay dalka Kazakhistan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here