Roobab Khasaare Sababay Oo Ka Da’ay Degmada Wajaale Ee Gobolka Gabiley Iyo Qoysaska Roobku Khasaaraha U Gaystay Ka Hadlay

0
1148

Wajaale,(HargeisaPress) —Roobab mahiigaana oo khasaare sababay ayaa ka da’ay magaalo ganacsiyeedka Wajaale oo ay kusoo hayaameen dadkii ay abaartu kasoo barakicisay deegaanada gobolada Bariga Somaliland,waxaana roobabkani ay dileen xoolihii kasoo hadhay ee ay dadku lasoo hayaameen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here