Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Maanta Si Kadis Ah Uga Soo Dhex Muuqday Mid Kamid Ah Hudheelada Magaalada Hargeysa

0
1030

Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” ayaa maanta  si kadis ah kamaradaha Warbaahintu u qabteen isaga oo ka shaahaynaya mid kamid hudheelada magaalada Hargeysa isla markaana la fadhiya lana shaahaynaya odayaal iyo madax-dhaqameed reer hargeysa ah .

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here