Wasiirka Amniga Somaliland Oo Garan Waayey Xilkii Loo Igmaday

0
1609
Wasiiru dawlaha amniga Somaliland Maxamed Muuse Diiriye

Waxa ayaan daro ah in Wasiiru dawlaha amniga Somaliland Maxamed Muuse Diiriye  oo ah masuul qaran oo loo igmaday in uu ka shaqeeyo hawlaha amniga ee dalka uu garan waayo xilkii loo igmaday, shaqadiina ku qabsado muwaadiniintii qareenafa ahaa ee dalkan Somaliland.

Wasiirka amnigu wuxuu isu haystaa in uu yahay looyar  isagoo dayacay shaqadii amniga ee uu masuulka ka ahaa, Wasiirka amnigu waxa  dayacay xafiiskii  uu shaqada amniga ku hayey dadkii u baahnaana waxa ay  hor tuban yihiin xafiiskiisii iyada oo  ay shaqalaha xafiiska joogaana kuu she egayaan marka aad waydiiso in uuna soo shaqo tagin.

Waxana uu ku hawlan yahay subax kastana taagan yahay maxkamada isagoo qareen amase lowyer u ah niman carab ah oo si sharci daro ah dalka ku soo galay.

Waxan leeyahay Rag Caddalad waayey Sidii Cawsha Kalayaac.

Cabdirisaaq M. Muse

Hargeysa,Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here