Madaxwayne Siilaanyo Oo Dalka Dib Ugu soo Laabtay Kana Hadlay safarkiisi Ingiriiska una mahadnaqay dadkii soo dhaweeyey

0
1073

Hargeysa,(HargeisaPress) — Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” oo mudooyinkii u danbeeyey socdaal ugu maqnaa dalka dibadiisa gaar ahaana dalka ingiriiska ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here