Daawo Qaabkii Ay U Dhacday Muddo Kordhintii Loo Sameeyey Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo

0
1083

Hargeysa,(HargeisaPress) —Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta xukuumadda madaxwayne Siilaanyo u sameeyey muddo kordhin iyaga oo doorashada madaxtooyada Somaliland dib u dhigay muddo 8 Bilood ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here