Xukuumadda Somaliland Oo Dalka Ka Caydhisey Madaxdii Hay’adda DDG Ee Somaliland Oo Falal Diinta Islaamka Kasoo Horjeeda Kula Kacay Shaqaalahooda

0
1410

Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxdii hay’addii DDG ee Somaliland oo dhawaan shaqaalahooda kula kacay falal ka hor imanayey Diinteena suuban ee Islaamka ayaa xukuumadda Somaliland maanta kasoo saartay go’aan adag.

Waxaana xukuumadda Somaliland ay dalka ka caydhisey labadii masuul ee falkan kula kacay shaqaalahooda isla markaana ku amray shaqaalaha in aanay salaada Tukan.

Dhinaca kale masuuliyiinta falalkan ku kacay ayaaa ahaa madaxdii hay’adda DDG ee Somaliland oo iminka ay hay’addan DDG  la midowday hay’adda DRC kadib markii uu mashruucii ka dhamaaday.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/E14Ay0g7DMo

 

LEAVE A REPLY