Wasiirka Waxbarashada iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boosaha oo Kormeer Shaqo Ku Tagay Xarumaha Tacliinta ee Gobalka Gabiley Kulamona Laqaatay Maamulka Gobolka

0
1173

Hargeysa,(HargeisaPress) — Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Somaliland Cabdilaahi Ibraahin Habbane “Cabdilaahi Dheere”, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Md. Faysal Cali Sheekh Maxamed, ayaa  maanta Kormeer Shaqo Ku tagay Xarumaha Tacliinta ee hoose yimida Gobolka Gabiley ee ay ka mid yihiin Degmadda Arabsiyo, Deegaanka Gogol Wanaag, Kulamona Laqaatay Maamulka ,Salaadiinta iyo Badhasaabka Gobolka Gabiley Xamse Maxamed Cabdi ayaa ku wehelinayay Socdaalka Masuuliyinta.

HargeisaPress News Desk —Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY