Sheekh Berberaawi Oo Fariin U Direy Siyaasiyiinta Somaliland Kana Hadlay Abaaraha Baahsan Ee Dalka Ka Jira

0
1472

Hargeysa,(HargeisaPress) —Sheekh Cabdilaahi Xasan Xaashi “Berberaawi” oo kamida culimada waa wayn ee Somaliland ayaa fariin u direy siyaasiyiinta Somaliland,waxaana uu ka hadlay abaaraha baahsan ee ka jira deegaanada gobolada Bariga Somaliland.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here