Gudoomiyaha Cusub Ee Dallada Dhalinyarada Somaliland Ee SONYO Oo Ka Hadlay Qorshayaashiisa Uga Meel Yaala Dallada Dhalinyarada

0
1299

Hargeysa,(HargeisaPress) —Gudoomiyaha cusub ee dallada dhalinyarada Somaliland ee SONYO Cabdicasiis Siciid Saalax ayaa ka hadlay qorshayaasha uga meel yaala dalla SONYO inta uu xilka hayo,waxaana uu ka hadlay sidoo kalena dhalinyarada 40 jirka gaadhay ee dallada ku jira.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here