Nuxurka Khudbad Uu Gudoomiye Cirro Ka Jeediyay Munaasibadii Xisbiga WADDANI Kusoo Dhaweeynayay Siyaasiyiin Miisaan Culus Ku Leh Somaliland

0
778

Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Cirro ayaa maanta munaasibadii ay xisbiga WADDANi kusoo dhawaynayeen siyaasiyiin miisaan culus ku leh Somaliland oo kasoo jeeda koonfurta hargeysa iyo degmada salaxley waxa uu ka jeediyay khudbad dhinacyo badan taabanaysa.

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

 

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here