Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Somaliland Oo Dhambaal Tacsi ah Udiray Geerida Marxuum Pro. Cabdi Haybe Oo Ku Geeriyooday Hargeysa

0
1134

tacsiInaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhu Raajicuun Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Somaliland Daa,uud Axmed Faarax isagoo ku hadlaya Magaciisa iyo Magaca Guud ahaanba Maaulka iyo Shaqaalaha Xarunta Xafiiska Imtixaanaadka Somallailand waxa uu Dhambaal tacsi ah u dirayaa Marxuu, Pro. Cabdi Haybe oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa.

Waxaanu Marxuumka illaahay uga baryayaa in uu janadii Fardowsa ka Waraabiyo Qoyskii,ehelkii,qaraabadii iyo Saaxiibadii,iyo Guud ahaanba bahda Waxbarashada iyo Shacbiga Reer Somaliland ee uu ka baxeyna illaahay Samir iyoIimaan ka siiyo Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin.

Allaha ha inaga Aqbalo.

 

 

LEAVE A REPLY