Bushaaro U Gaar Ah Qof Kastoo Aqoon Korodhi Bilaash Ah: Haw Daymo La’aan Ee Hore U Booqo Mareeg Faa’iido Badan Oo Kusoo Biirtay Degellada Qoraalka

0
1038

ARDAYKAABWaxaa Si toosa Hawada loosoo galiyey Shabakaddii ugu Faa’iidada Badnayd ee Abid ku Soo biirta Saaxada Mareegaha oo ah mid loogu talo galey in laga barto Aqoonta iyo Cilmiga Casriga ah ee Caalamkan aynu Joognaa ku talaabsadey.

arday kaabShabakaddan oo ah mid magaceeda aad kagarankarto faa’idadda ay xambaarsantantey oo qofkastaa uu ku faa’idi doon Cilmi ka maqnaa waxaana ay tahay mid da’yarta u horseedeysa inay horumariyaan tayada Aqoontooda taasi oo magaceeda layidhaa ARDAYKAAB waxay Da’yarta Somaliyeed meelkasta hajoogaane udiyaarisey in ay Technology yada Caalamka ay la socdaan kana horeeyaan iyadoo ay aqoonyahano iyo Engineero Ku takhasusey ay utafaxayteen in umada Afka Somaliga ku hadasha ay hesho aqoon Bilaasha oo aanay wax lacaga ka bixin si ay ula mudnoqdaan Ardayga Yurub iyo Ameerika wax ka barta oo ay waliba dhaafiyaan.

 

Shabakadda ardaykaab waxa laga helayaa oo ay umada u diyaarisay

 

1. Softwares Bilaasha

 

2. Casharo Muuqaal ah

 

3. e-Books iskugu jira noockasta

 

4. Templates si gaar ah waliba (After Effects iyo Photoshop)

 

5. Aqoon Guud oo ay ugu talo gashay casharo iyo warbixina koo kooban oo ku taxaluqa Aqoon.

 

Hadaba waxaa laydinku bushaareynayaa inaad ka faaidaysataan shabakadan oo ah mid waxtar ule jiilka soo kacaya iyo qofkasta oo raba aqoonkorodhsi ka koobo barta uu netka ku leeyahay ee ardaykaab.com

Wixii faah faahin dheeraad ah, Fadlan, kala xidhiidh:

Cell Phone: 063 4464899

Email: gullied.mohamed@facebook.com

Arday  Kaaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here