Bahda Hargeisapress . Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Ibraahin Cabdilaahi Ducaale Geerida Naxdinta Leh Ee Ku Timid Walaalkii Marxuum Mohamed Cabdilaahi Duacaale

0
1486

HargeisaPress — Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab. Iyo Jamac Axmed Jamac, Samiir Xasan Cabdi.

 

 

 

 

Waxay Tacsi Tiiraanyo leh udirayaan, Ibraahin Cabdilaahi Ducaale geerida naxdinta leh ee ku timid Walaalkii Marxuum Mohamed Cabdilaahi Duacaale oo Maanta Ku Geeriyooday Magaalada Nairobi ee Dalka Kenya laguna  aasay  isla Magaalada Nairobi, Illaahay Naxariistii Jano haka Waraabiyo Marxuunka eheladii,Qoyskii iyo Qaraabadii ay ka tageyna Samir iyo iimaan illaahay haka Siiyo.. Aamiin Aamiin Aamiin Allaha ha inaga Aqbalo..

 

rabi… Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajacuun

LEAVE A REPLY