Hambalyo Meher Wacan: Khadar Cabdi Cawaale Iyo Hamda Aadam Cismaan

0
986

Maamulaha Qaybta Barashada Maamulka Magaalooyinta ee MachadkaShaqaalaha dawlada Cabdixakiim Cismaan Cali, Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Hargeysa Ibraahim Axmed Raabi,  Isu-Duwaha Gobolka Maroodi-Jeex ee Wasaarada Beeraha Cabdiraxmaan Xasan Aweys, Agaasimaha Qorsheynta ee Wasaarada Dhalinyarada Ciyaaraha iyo Dalxiiska Somaliland.

 

Cabdirashiid Caydiid Yaasiin,  Xildhibaan Maxamed Amiin Cali, Sacdiya Jaamac Faarax, Mowliid Mustafe Axmed,  Ilyaas Cabdi Cali  ,Yuusuf Ahmed Daahir, Maxamed Saleebaan Aadam, Maxamed Ismaaciil Cabdi, Mukhtaar Jaamac Maxamuud, Maxamuud Maxamed Cabdi,Maxamed Cabdirisaaq X. Siciid, Xasan Yuusuf Maxamed, Cabdisalaan Ibraahim Axmed,Cabdiwaasac Abiib C/laahi, Jaamac Xiis Maxamed, Hodan Xasan Faarax, Ahmed Mohamed Buuni, Siciid Maxamuud Faarax, Omar Yuusuf Haybe, Mukhtaar Maxamed Muuse.

 

 

 

 

Dhamaan Dadkaasi waxay Hambalyo Meher Wacan u dirayaan  Iyo boqorada

 

                                    Boqorka  Khadar Cabdi Cawaale

                                                      Iyo

                                 Boqorada Hamda Aadam Cismaan

 

Oo maanta oo Khamiisa bishuna tahay 17 bisha December 2015 Meherkoodu ka dhacay Huteel Ampasador ee Magaalada Hargeysa.

 

WAXAYNA LEEYIHIIN ILAAHAY AQAL GALKIINA HA IDIN KU GAADHSIIYO BASH-BASH, BARWAAQO IYO BADHEEDH NOQDANA KUWII ISKU WAARA EE UMADA KHAYR QABA KALA HELA.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here