Daawo Sawirrada : 621 Arday Oo Dhamaystay Jaamacadda Camuud ee Gobolka Awdal

0
932

xafladii j boorama 3Boorama,(HargeisaPress) — Munaasibadan balaadhan oo loo sameeyey ardaydan qalinjabinayey ayaa loogu sameeyey hoolka weyn ee jaamacada, isla markaana waxa halkaasi khudbaddo ka soo jeediyey madaxda jaamacadda, wasaradda waxbarashadda iyo masuuliyiin kale. xafladii j boorama 4 Sidoo kale, waxaa iyaguna halkaasi ka qalinjabiyey madaxweynuhu shahaadooyin siiyey afar arday oo dhego la’ oo ka qalinjabiyey jaamacadda, isla markana ka mid ahaa ardaydii ugu horeeyey ee wax ka baratay jaamacadda. Guddoomihyaha Jaamacadda Camuud, Prof. Saleebaan Axmed Guuleed ayaa madaxweynaha uga mahad celinayey taageeradda uu mar walba u hayo jaamacadaha dalka gaar ahaan jaamacadda Camuud, waxaanu ka warbiyey marxaladihii kala duwanaa ee ay soo martay jaamacaddu, isagoo xusaya inay maanta marayso halkii ugu wanaagsanayd, taas oo ay ka qalinjabinayaan 621 arday oo ka baxay 12 kuuliyadood oo kala duwan.

Munaasibadan balaadhan oo loo sameeyey ardaydan qalinjabinayey ayaa loogu sameeyey hoolka weyn ee jaamacada,
Munaasibadan balaadhan oo loo Sameeyey ardaydan qalinjabinayey ayaa loogu Sameeyey Hoolka Weyn ee jaamacada,

 

Dadweynaha reer Awdal ayaa si weyn usoo Dhoweeyey, isla Markaana ka hor Yimid
Dadweynaha reer Awdal ayaa si weyn usoo Dhoweeyey, isla Markaana ka hor Yimid

 

 

 

Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here