HAMBALYO : Mustafe Future iyo Nasra C/samad Waxaanu leenahay Wiil iyo caano Gabadh

0
1112

Tafaftiraha Guud ee Shabakadda HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin iyo Wariyayaasha Shabakadda HargeisaPress oo kala ah Mohamed Adan, Hassan Mohamed, Mahad Kadleye, Caydarus Ismail, Siciid Xasan iyo dhamaan Hawl wadeenada HargeisaPress, waxay Hambalyo kal iyo Laab ah udirayaan Meherka: Mustafe C/kariin Cali (Future) iyo Xaaskiisa Marwo Nasra C/samad Sheekh Muxumed oo Meherkoodu ka Dhacay Hotel Maansoor ee Magaalada Hargeisa.Waxaanu leenahay Aqal galkiina ku Gaadha Bashbash iyo Barwaaqo, Wiil iyo caano Gabadh iyo caano.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here