Isku-aadka Warreega 16-ka ee Ciyaaraha Qaramada ee Euro 2016-ka oo la Shaaciyay

HargeisaPress — Isku-aadka warreega 16-ka ee Euro 2016-ka oo la shaaciyay ayay ciyaarta ugu adag dhex-mari doontaa Spain iyo Talyaaniga, halka Ingiriisku kala ciyaari...

Tartanka Kooxaha Kubadda Cagta Heerka Koowaad ee Caasimadda Hargeysa oo Maalinta Berrito la Ciyaari...

HargeisaPress — Iyada oo Tartanka kooxaha kubadda cagta heerka koowaad ee caasimadda oo labadii toddobaad ee ugu dambeeyay si qurux baddan oo habsamiya uga...

Jamei Vardy oo u Quus Gooyay Wenger Markii uu Kordhiyay Heshiiskiisa Leicester City

HargeisaPress —Jamei Vardy, ayaa qallinka ku duugay heshiis cusub oo uu afarta sanno ee soo socda kula joogi doono Leicester City, taasoo guud ahaan...

Tababare Jose Mourinho Oo Caawa laga Eryay Shaqadii Kooxda Chelsea iyadoo lagu beddelay...

HargeisaPress — Maamulka Sare ee Kooxda Chelsea oo Britain ka dhisan ayaa si rasmi ah maanta shaqadii uga eryay tababare Jose Mourinho, kaddib kooxda...

5ta Ciyaaryahan ee Hogaaminaya Gool Dhalinta Premier League Xilli Ciyaareedkan

HargeisaPress —Ciyaaryahannada kooxaha Chelsea, Arsenal, Manchester United iyo Manchester City ee Diego Costa, Zlatan Ibrahimovic, Alexis Sanchez iyo Sergio Aguero ayaa kaalinta ugu sarraysa...

Hodgson oo Dhibaato u Arka in Man City iyo Liverpool Gaadhaan Final-ka Ciyaaraha Yurub...

HargeisaPress —Tababare Roy Hodgson, ayaa sheegay inay xulka England guul-darro u tahay haddii Man City iyo Liverpool gaadhaan Final-ka koobabka Champions League iyo Europa...

FA-ga oo Hoggaaminaya Olole Yurub ku Diidantay in Qadar Lagu Qabto Koobka Adduunka Xilliga...

HargeisaPress — Guddoomiyaha xidhiidhka kubbadda cagta Ingiriiska ayaa hogaaminaya qaar ka mid ah dalalka qaaradda Yurub oo raba in koobka adduunka ee Qadar lagu...

Kabtankii Xulka Kubbadda Cagta Koonfur Afrika ee Senzo Meyiwa oo Toogasho Lagu Dilay

HargeisaPress — Goolhayaha xulka kubbadda cagta Koonfur Afrika Mr. Senzo Meyiwa ayay toogasho ku dileen dablayn hubaysan oo aan ilaa hadda haybtooda la qoonsan,...

Jose Mourinho: Man Utd confirm former Chelsea boss as new Manager

HargeisaPress —Jose Mourinho has been officially confirmed as Manchester United manager and has signed a three-year contract.He replaces Dutchman Louis van Gaal, who was...

Real Madrid oo Caawa dhulka jiiday Barcelona CR7, Pepe Iyo Benzema Oo Guul...

HargeisaPress — Waxaa garoonka Santiago Bernabeu Stadium ka dhaceysa caawa kulanka ugu weyn kulamada ciyaaraha kooxaha kubada cagta adduunka ee El Clasico. Waxaa iska horimaanaya...

Latest News