Xogyihii hore ee Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud Oo Hambalyeeyay Orodyahanka Mo Farah

Hargeysa, (HargeisaPress) — Xogyihii hore ee Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud ee Somaliland Mustafe Cabdi Xadi ayaa si weyn ugu diirsaday guulaha is daba jooga ah...

Nuxurka Waftigii Aanu Ku Tagnay Dalka Djibouti & Kulamaddii Aanu La Yeelanay Madaxweyne Geele...

Djibouti, (HargeisaPress) —Wafti ka koobnaa 6 Wasiir oo uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Md. Sacad Cali Shire, kuwaas oo kala ahaa Wasiiradda Waxbarashadda...

Chelsea oo Markii Shanaad ku guulaysatay Koobka Premier Leaque-ga + SAWIRRO

HargeisaPress —Kooxda kubbada cagta Chelsea ayaa ku guulaystay koobka horyaalka Premier leaque-ga kadib markii xili danbe 1:0 ku soo garaacday kooxda West Brom, waxaana...

Messi Oo Iskuul U Dhisay Carruurta Suuriya

HargeisaPress —Xiddiga Barcelona ee Lionel Messi ayaa ka mid noqday dadka u dambqaday carruurta dagaallada Suuriya ka dileen rajada iyo nolosha ee ay qaar...

Dalliil Muujinaya In Neymar Gannaax Ku Seegi Doono Kulanka Real Madrid

HargeisaPress —Xiddiga reer Brazil ee Neymar ayaa kaadh cas lagaga saaray ciyaartii Barcelona ay guul-darrada kala kulantay Malaga, kaas oo uu ku mutaystay laba...

Lukaku Oo Soo Af-jaray Guulihii Leicester City

HargeisaPress — Everton ayaa dhinaca goolasha kaga haysa kaalinta lixaad kooxda Arsenal, kulan uu Lukaku laba gool shabaqa ku ruxay ay kooxdiisu ku soo...

Tartanka Kooxaha Kubadda Cagta Heerka Koowaad ee Caasimadda Hargeysa oo Maalinta Berrito la Ciyaari...

HargeisaPress — Iyada oo Tartanka kooxaha kubadda cagta heerka koowaad ee caasimadda oo labadii toddobaad ee ugu dambeeyay si qurux baddan oo habsamiya uga...

Kooxaha Heerka Labaad ee Kubbadda Kolayga oo Tartan Uga Furmay Hargeysa + SAWIRRO

Hargeysa,(HargeisaPress) —Tartanka kooxaha heerka labaad ee kubbadda Kolayga, ayaa si rasmi ah uga bilaabmay garoonka Timacadde ee caasimadda Hargeysa shalay. Xaflad loo sameeyey furitaanka tartankan...

Masuuliyiinta Wasaarada Ciyaaraha iyo Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud Oo Si Wada-Jira U Hirgaliyey Tartanka Orodka...

Hargeysa,(HargeisaPress) —Waxa maalintii shalay ahayd caasimada JSL ee Hargeysa ka dhacay tartan dhinaca orodka ah oo ay soo qaban qaabiyeen Xidhiidhka ciyaaraha fudud ee...

Ayew brothers help Ghana reach semis, Egypt edge Morocco

PORT GENTIL, Gabon (Reuters) - Brothers Jordan and Andre Ayew scored as Ghana beat a spirited Democratic Republic of Congo 2-1 in Oyem to...

Latest News