JAMHUURIYADDII SOOMAALIYEED LABA WAX OO AY CAAN KU AHAYD AYAA JIRAY: WALIGEED DAYN IYO...

0
SOMALILAND SE DAYNTA IYO DAWARRADA MAANTA MID AY KA XORROWDAY AYAA JIRTA! Taariikhda intii ay Jamhuuriyaddii Soomaaliyeed tamarineysay, Soomaali waxa haystay baahi uun bay ahayd....

Gudoomiyaha Kulmiye Oo Shacabka Ka Tacsiyadeeyey Geerida Laba Marxuun Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

0
Guddoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa Madaxweynaha ee xisbiga Mudane, Muuse Biixi Cabdi oo ka wakiil ah hay’adaha Guddiga...

Malqacada Muuqaalkeeda Lagu Arkay Meerayaasha Hawada sare (Xogta Dahsoon)

0
HargeisaPress —Barnaamijkeenan waxaynu daaha kaga faydaynaa malqacadda ay hay'adda sahaminta hawada sare ee maraykanka ee Nasa ay muuqaalkeeda inaga tustay meerayaasha sare gaar ahaan...

Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Axmed Abokor Iyo Qoyska Reer Abokor Cabdilaahi Ee...

0
HargeisaPress — Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad...

Xog Iftiimisay Ujeedooyinku Ka Lahaa Xirsi Cali X Xasan Murankii Siyaasadaysnaa Ee Gabiley Ku...

0
Bulshada Gobolka Gabiley Madax Iyo Mijo Waxay Xurmo Iyo Qadarin U Hayaan Dhamaan Bulshada Iyo Madaxda Dalka Somalilland Bari Iyo Galbeed, Mucaarid Iyo Muxaafidba. Durba...

Maxaynu Kabaha Ugu Bixinaa Albaabka Guriga (XOGTA DAHSOON)

0
HargeisaPress — jaamacada Arizona ee isla dalka Maraykanka ayaa sii waday mar kale baadhitaanadaa lagu sameeyey kabaha waxayna heleen in qiyaasta bakteeriyada ee dhexdhexaadka...

Faa’iidooyinka Ku Jira Isla sheekaysiga ama isla hadalka Qofka (Xogta dahsoon)

0
Ma tijaabisay inaad ka mid tahay dadka isla hadla, haday jawaabtu tahay Haa ma waxaad taa samaysaa in badan, mase la socotaa in isla...

Siyaasada Mikrifoonka iyo Qiirada Xisbiyad Mucaaridka !

0
  Doorashadi iyo Abaarti waa lakala qaaday laakin Xisbiyada Mucaaridka iyo Xaflad soo dhaween ah lama kala qaadin ! Go'an laga gaadho yaa garan ! Waxaan...

FULAHA GEESIGA IS MOODAY, DHACDADII GABILAY. Qallinkii: Mohamed Hamud

0
Xildhibaan Iid Xasan Cabdi “Gabilay aniga aya layga fasax qaadanayaa” dalkiba Gabilay buu ka yeeshay… Bismilaah, Maqaalkan aan ugu magic daray Fulaha gesiga is mooday...

Raali Galin Ku Socota Akhristeyaasha HargeisaPress

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Maamulka Shabakadda HargeisaPress.com, wuxuu si xushmad iyo qadarini ku dheehan tahay Akhristeyaashiisa uga raali galinayaa Muddo kooban oo Website-ka Cilad farsamo...