Faallo: Xiddigaha Geesku Waxay Muujiyeen Waddaniyad, Waxay Mudan Yihiin Bogaadin

0
HargeisaPress —Kooxda Xiddigaha Geeska ayaa mar kale muujiyey sida uu sharcigu uga sarreeyo qof kasta oo ku xad-gudba xeerka iyo qawaaniinta u yaalla kooxda...

Maxaa Keenay In Guddoomiye Cirro Lagu Martiqaadi Waayo ”Chatham House Members Event Ee Loo...

0
Chatham House amma machadka madaxa-bannaan ee arrimaha dibedda gaar ahaan dhinacyada siyaasadda, amniga iyo dhaqaalaha ee Boqortooyada dalka Britain waxa uu soo casuumay guddoomiye...

DIIDMADA IYO DARAASADA KEEBAA HOREEYA ….Hor iyo Dabo Diid Ma Maqli Jirtay Ilayn Waa...

0
Sida aynu wada ognahay Xisbiga Wadani wuxuu hore u sheegay inuu diidan yahay kana soo horjeedo arinta Saldhiga Military ee Magaalada Berbera. Inkasta oo...

SHARCIGA CAALAMKA ISLAAMKA, CARABTA IYO SACUUDI CARABI KA SHAQEEYA MAXAA SLAND U DIIDAYA...

0
(Xawaalado Daydaya iyo Imaam Daydaya isma hor tagi karo )Dalkan sland waa dal meel Ebara laga zoo bilaabay sida hub ka dhigis iyo jidgoyooyin...

Madaxa Ololaha WADDANI oo Isbar-bar Dhig Ku Sameeyey Murashaxiinta KULMIYE iyo WADDANI

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxa Ololaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Aqoonyahan Xamse Kheyre, ayaa is-bar-bar dhig ku sameeyey waxyaabaha ay ku kala duwan yihiin Murashaxiinta Madaxweynenimo...

Ganaaxii Igu Dhacay iyo Go’aankii Taliyaha Ciidanka Ilaalada Waddooyinka Somaliland

0
Saaka (Shalay) abaarro 9:00 subaxnimo oo aan ka baxay xafiiskayaga, waxaan tagay faras magaalaha Hargeysa oo aan alaab ka soo iibsanayay. Maadaama oo aan...

Maayarka Gabiley waa Halyaygii Horumarka Gabiley. shaqsi leh Dulqaad Dacadnimo Uu ugu Adeegayo‏ Bulshadda...

0
Maayar Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdimarkii uu la wareegay xilka ama maamulka Dawladda hoose waxay ahayd meel ay wax badani ka qabyo yihiin, maxaa...

Digniin Caafimaad: Isla Jir In Maalintii Ay Jidhkaaga Gasho Sonkor Ka Badan 50 Giraam

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Hay’adda Caafimaadka adduunka ayaa ku talisay in qofku aanu maalintii cunin sonkor ka badan Kongton Giraam, oo qiyaas ahaan u dhigmaysa 12...

Aqbali Mayno In Mushaharkii Shaqaalaha La Waayo Iyadoo Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Gabiley Noo...

0
Gabiley,(HargeisaPress) — Xildhibaan Cabdicasiis Cabdilaahi Ismail oo Shir Jaraaid ku qabtay Gabiley ayaa ku tilmaamay Kharashka ku baxa soo dhawaynta Murashaxa Madaxwaynaha Xisbiga Kulmiye...

Suldaan Abshir Xasan Iyo Odayaasha Dhaqanka Kasoo Jeeda Gobolka Gabilay Oo Hambalyo U Diraya...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Odayaasha dhaqanka ee kasoo jeeda gobolka gabilay ayaa ku tilmaamay goaankii guurtidu gaadhay in uu ahaa mid sharciga waafaqsan oo dastuuri ah...