Mid Ka mid Ahaa Agaasimeyaasha Guud Ee Xukuumadda Oo Xalay Geeriyooday Iyo Guddoomiyaha KULMIYE...

Hargeysa,(HargeisaPress) —Alla ha u naxariistee Agaasimihii guud ee wasaaradda gaashaandhigga Somaliland Marxuum Muj. Cabdikariin Xaashi Cilmi Ayaa habeenkii xalay ahaa ku geeriyooday cusbitaal ku...

Tartanka Reeraha Iyo Talo Xumaanta Qarniga 21aad Qallinkii: Mohámed Dhimbiil

Nolosha Aadamuhu tartan iyo hiigsi kama maaranto, laakiin tartanada somalida ka dhex socdaa Waa tartano reeraysan oo aad moodo in lagu tartamayo magac doon...

Ahmed Kathrada Oo Mudo Dheer Ay Xabsi Soo Wada Qaateen Mandela Oo Geeriyooday

HargeisaPress —Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika waxa ku geeriyooday Ahmed Kathrada oo ka mid ahaa shaqsiyaadkii u soo halgamay in dalka laga saaro...

Wasiirka Amniga Somaliland Oo Garan Waayey Xilkii Loo Igmaday

Waxa ayaan daro ah in Wasiiru dawlaha amniga Somaliland Maxamed Muuse Diiriye  oo ah masuul qaran oo loo igmaday in uu ka shaqeeyo hawlaha...
video

Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Halka Ay Marayso Dacwadii Ay Ka Gudbiyeen Xildhibaano Ka...

Hargeysa,(HargeisaPress) — Masuuliyiinta xisbiga mucaaradka ah ee UCID oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa waxay ka hadleen halka ay marayso dacwadii...

DHACDADA XAYAYSIISKA DHARKA IYO TALOOYINKA KU WAAJAHAN XUKUUMADDA, CULIMADA & BULSHADA.

Qof walba dhinac ayuu ka istaagay dhacda 'WIILAL REER HARGEYSA AH OO DHAR- XAYAYSIINAYAY'. Fekerkayga haddii aan soo bandhigo, iyada oo aanan ku degdegayn...
video

Xildhibaan Golaha Wakiilada Ka Tirsan Oo Madaxwayne Farmaajo Ku Tilmaamay Inuu Yahay Cadawga Somaliland...

Hargeysa,(HargeisaPress) — Xildhibaan Naasir Cali Shire oo kamid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa shaaciyey in madaxwaynaha Somaliland Farmaajo uu yahay cadawga Somaliland isla...

HAMBALYO MEHER: Ahmed-kayse O. Ibrahim iyo Idil Maxamed + SAWIRRO

HargeisaPress —Maamulka, Shaqaalaha iyo dhamaan Hawlwadeenada Shabakada Caalamiga ah ee HargeisaPress.com  oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali,...

Hargeysa: Hooyo Foosiya Gaabo oo Lagu Qalay Ilmihii Toddobaad ee ay Dhasho + SAWIRRO

Hargeysa,(HargeisaPress) —Hooyo Foosiya Muuse Xasan (Foosiya Gaabo) oo ah gabadh ka mid ah dadka ugu gaagaaban Somaliland oo ah danyar ku nool dawirsiga suuqyada...
video

Sababtii Hindiya Uga Baxday Ciyaaraha Koobka Adduunka (Xogta Dahsoon)

HargeisaPress —Hindiya waxa ay ka mid tahay dalalka aan maskaxda dadka ku soo dhicin marka laga hadlayo arimaha kubadda cagta ee caalamiga ah, waxana...

Latest News