Hambalyo Suldaan Sakariye Suldaan Maxamed Cabdillaahi Galaal W/Q Sultan Abdikariim Farah DULMI DIID

Waxaan halkaan Hambalyo uga dirayaa Anigoo ku hadlaya afka hogaanka dhaqanka somaliyeed Suldaan Sakariye Suldaan Maxamed Cabdilaahi Galaal Oo maalintii shalay ahayd lagu caleemo sarey...

Sucuudiga Oo Xidh-xidhay Amiirro Musuq Lagu Eedeeyey

RIYADH,Saudi Arabia —Xukuumadda Sucuudiga ayaa qaaday olole musuqmaasuqa lagula dagaalamayo, waxaana ololahaa lagu soo xidhay toban Amiir oo ay ku jiraan wasiirro sar sare iyo...
video

Wasaaradda Shaqo gelinta oo soo qaban-qaabisay kulan Lagu Gorfaynnaayo Xeerka Shaqaalaha Rayidka ah

Hargeysa, (HargeisaPress) —Kulan laba Cisho Socon doona oo ay Ka Soo Qayb galeen Wasaaradaha Shaqo gelinta,Gaashaandhiga iyo Hay'ada Shaqaalaha dawlada oo lagu gorfaynayo Dhamaystirka...

1-dii July 1960: Maalintii Midowga Lagu Khasaaray

Shacabka reer Somaliland waxa ay rajaynayeen inay barwaaqo ceegaagta cagaha la galayaan marka la is-raaco ee ummadda Soomaaliyeed midowdo. Balse waxa ay riyadaasi isu-rogtay...
video

Dallada SONYO Oo Daawo, Gaadiid Ambulance Iyo Shaqaale Ku Wareejisay Maamulka Gobolka Togdheer

Burco, (HargeisaPress) — Dallada Dhalinyarada Heer Qaran ee SONYO iyo ururada xubnaha ka ee Gobolka Togdheer ayaa ku wareejisay maamulka gobolka togdheer dawooyin, 8...

Guddoomiye Sharmarke Geelle Oo Kulan Sabootin Iyo Hambalyo Ah Kula Soo Yeeshay 50-Kii...

"Hadii Laba Walaalo Ahi Helayaan, Waa In Aqoon Lagu Tartamo, Wuxuu Ahaa Hal-Hays Iyo Hiigsi In Badan La Rajaynayey In Dalku Gaadho, Waxaana Maanta...

Xukuumad ka dhabaysay Ballan-qaadyadii ay Ummadda la gashay! W/Q: Eng. Hussein Adan Igeh...

Ummadda Jam.Somaliland waxay si weyn uga dheregsan yihiin duruufaha dhaqaale, kuwa siyaasadeed iyo kuwa bulsho ee ay xukuumadda M/weyne Ahmed Silaanyo ku bilowday markay...

SHAN IYO LABAATAN GUURADA 18KA MAY 2016: Rubuc Qarni Fursad U ah Soomali Walba!

Hal-qabsi: Waxba Yaanu Xeerkey I Marin, Xoolana I Siin eh, Xaashee Nin Libin Kaa Xistiyey, Xumihii Waa Yaabe,   Tixo ka mid Gabayadii Salaan Carabey-AHUN-   Toddobaadka dambe maalinta taariikhdu...

TACSI: Alle Ha U Naxariistee; Fanaan/Abwaan Rashiid Bullo Oo Hargeysa Ku Geeriyooday

Hargeysa, (HargeisaPress) —Waxaa xalay goor danbe ku geeriyooday gurigiisa magaalada Hargeysa Alla ha u naxariistee Rashiid Balluu Ibraahim, oo ku caan ahaa Rashiid Bullo. Wuxuu...

TALOOYINKA AXMED CAWRO EE XISBIGA KULMIYE By : Ahmed Arwo

Waxaan jecleystay inaan dib u eego taloyiin  aan u gudbiyey Shirweyni Kulmiye ee 2007. waa xusuus mudnaanteeda leh, iyadoo aynu ku jirno dhammaadkii muddadii talada dalka...

Latest News