Hambalyo Meher Wacan: Khadar Cabdi Cawaale Iyo Hamda Aadam Cismaan

Maamulaha Qaybta Barashada Maamulka Magaalooyinta ee MachadkaShaqaalaha dawlada Cabdixakiim Cismaan Cali, Xoghayaha Fulinta Dawlada Hoose Hargeysa Ibraahim Axmed Raabi,  Isu-Duwaha Gobolka Maroodi-Jeex ee Wasaarada...

Hebel haadba ma haysto Falanqayn Doodii Jimcaha ee BBC Somali 17/02/2017

Waxaa igu filnaatay kalmad cajiiba oo si fudud dadku isku tuurtuuri jireen oo ah hebel haadba ma haysto. Waxan loo dirirayaa loo kala qaloonayaa ninba...

Goormay Muddo-kordhinta Golaha Guurtidu xaaraan noqotay? (W.Q. Garyaqaan Cabdiraxmaan Cabdi Xasan)

Waxay xisbiyada mucaaridku ku baaqeen in go’aanka muddo kordhinta golaha guurtidu tahay waxba kama jiraan.Hadaba waxa is waydiin mudan sideebuu go’aanka guurtidu u noqday...

Nidaamkii Dhaqaale Ee Islaamka Iyo Dooda Maanta Taagan W/Q:-Dhaqaalayahan C/rashiid Axmed Guuleed

Mabda’a aasaasiga ah ee nidaamka maaliyadeed ee Islaamka waxa soo koobtay aayada 2:275 ee ku jirta Suuratul Baqara. Aayaddaasi tafsiirkeeda cidkastaa waxay ugu tegi...
video

Khaladaadka ay galaan Hawlwadeenada diyaaraduhu (Xogta Dahsoon)

Inta badan dadka ka baqa inay ku safraan diyaarad waxa qabsada werwer iyo inay isku dhex daataan marka ay diyaaradu cagaha dhulka ka qaado,...

Xanshashaq: Sidee dadku wax u xadaa? Xasan C. Madar

"Ma waxad u malaynaysaa in qufulku gurigaaga ka difaaco tuugta? Kama ilaaliyo, wuxuse ka ilaaliyaa in dadka caadiga ahi ku xadaan?" Sidaa waxa yidhi...

SOMALIA: Sawir-qaade ka tirsan Wakaaladda Reuters oo ka badbaaday Qarax magaaladda Muqdishu

Muqdishu, (HargeisaPress) —Feysal Cumar, oo ah sawir-qaade la shaqeeya Wakaaladda wararka ee Reuters, ayaa xalay ka badbaaday Qarax loogu xiray gaarigiisa. Sawir-qaadaha ayaa la...

Safarka madaxweynuhu ma dalxiis iyo damaashaadba mise waa dardargalin iyo dib u eegis!

Caawa 06:30 maqrib nimo waxa dib ugusoo laabtay magaalo madaxda dalkan Somaliland madaxweynaha dalka md; axmed maxamed maxamuud siilaanyo oo maalmihii ugu danbeeyay ku...
video

Arday Reer Somaliland Oo Kaalinta Koowaad Ka Galay Tartan Ka Dhacay Dalka Kazakhistan

Hargeysa, (HargeisaPress) — Waxaa maanta Magaalada hargaysa lagu soo dhoweeyey labo arday oo wax ka dhigta dugsiga Vifak Academy ee Caasimada Somaliland, kuwaasoo kaalimaha...

Ogaysiis: Xaflada 18 May Iyo Washington,D.C.

Waxaa la ogaysiinayaa dadweynaha reer Somaliland ee ku nool magaalada Washington DC iyo nawaaxigeeda in habeenka Sabtida ee bishu tahay May 23, 2015 in la...

Latest News