Waar ileen Ceeb Looma Dhinto, Xirsiyow By: Roda Abdi Muse

0
Xirsiyoow Ayeeyo Horta Abahaa Ayaan Habaryar Dhaw U Ahay. Adiguna awoow ayaad ii tahay runtii. Lkn bilaa abaal ayaad tahayoo. Abaal laawe ehel lagama...

Isku Aadka Group-yada Ee Champions League-ga oo La Sameeyay

0
Istanbul (Hargeisa Press) – Waxaa caawa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga lagu sameeyay isku aadka heerka guruubyada ee tartanka Champions League-ga. Kooxda Manchester City, ayaa...

Diyaarad Dagaal oo Mareykanku Leeyahay oo Ka Degtay Madaarka Berbera

0
Berbera (Hargeisa Press) –Diyaarad nooca dagaalka ah oo ay leeyihiin Ciidammada Cirka ee Mareykanka, ayaa markii ugu horeysay soo caga-dhigatay Garoonka diyaaradaha ee Magaalada...

Waa kuma hogaamiye (Sh mustafe xaaji ismaaciil)

1
Hargeysa(hargeisapress) xalay 28Sept 2017 waxaa muxaadiro lagu qabtay hotel guuleed nuxurkii muxaadiradu waatan SH. MUSTAFE WUXUU HOGAAMIYAHA KUSOO KOOBAY SIDATAN: Hogaamiyaha aynu u baahanay waa inuu...

SOMALILAND ELECTION 2021: Why this Election is Different?

0
The people of Somaliland have been electing their political representatives for almost two decades. From 2002 to 2017, Somaliland held a number of different...

Dowladda Itoobiya oo Xidhay Xawaaladdo Ay Soomaalidu Ku Lahaayeen Dalkaas

0
Addis Ababa (Hargeisa Press) – Dowladda Itoobiya, ayaa gebi ahaanba waxa ay albaabada isugu dhufatay in ka badan Lix xawaaladood oo Soomaalidu ku lahaayeen...

Imaaraadka oo La Sheegay In Saldhigga Uu Somaliland Ka Samaystay Kaga Hor-tagayo In Turkigu...

0
Ankara (Hargeisa Press) – Warbaahin laga leeyahay dalka Turkiga, ayaa wax ka qortay xidhiidhka Somaliland iyo Dowladda Imaaraadka Carabta iyo saladhiga uu Imaaraadku ka...

“Muuse Biixi Wuu Diiday Inuu Madaxweyne Ka Noqdo Soomaaliya”..Sarkaal Xog Cusub Fashiliyay

0
Addis Ababa (Hargeisa Press) – Waxaa dibada u soo baxday sir culus oo ku saabsan waxyaabihii lagaga wadahadlay kulankii magaalada Addis Ababa ku dhexmaray...

Xogo Daaha Ka Feydaya Mashaariic Cusub oo Soomaaliya Maal-gelinayso oo Ka Dhan Ah Qadiyadda...

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Dowladda aan iskeed isku taagi karin ee Soomaaliya, ayaa waxaa ay duullaan cusub ku soo qaadday Iftiinka Horumarinta Qadiyadda Somaliland. Duullaankan,...

Buurmadoow oo Ku Hanjabay Arrin Horseedi Karta Geerida Midnimada Somaliland

1
Dubai (Hargeisa Press) – Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur-madow) oo ka mid ah Madax-dhaqameedka ugu caansan Somaliland, ayaa ka hadlay arrinta Generaal Doolaal oo...