Ahmed Kathrada Oo Mudo Dheer Ay Xabsi Soo Wada Qaateen Mandela Oo Geeriyooday

0
HargeisaPress —Magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika waxa ku geeriyooday Ahmed Kathrada oo ka mid ahaa shaqsiyaadkii u soo halgamay in dalka laga saaro...

Tacsi Tiiraanyo Leh Oo Ku Socota Maxamed Cabdirahman Yaasiin oo ay ka tacsiyadaynayaan Eedadii...

0
HargeisaPress  — Xuseen Cabdi Cawad (indhadeero), Cumar Axmed Caynaashe, Cabdikariim Maxamed Ibraahim, Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab),...

Muxuu Qalday Kulmiye? WQ: Mustafe Sheekh Cumar

0
Waxaa la yidhi, Nin Yuhuudi ah oo ka guurayay Ruushka ayaa markii uu marayay Madaarka Moscow waxaa saraakiishii Garoonku ku qabteen Sanam uu ka...

Hambalyo Meher Wacan Oo Ku Socota Xamse Gaaxnuug Caydiid iyo Xamda Axmed Daahir Oo...

0
Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex eeGarabka Dhalinyarada ee Talo iyo Towfiiq Mr. Jamaal Aadan Diiriye, Xoghayaha Dhaqaalaha EeGarabka Dhalinyarada ee Talo iyo Towfiiq Mr. Deeq Cabdilaahi...

Qurba joogta Somaliland waa Aafo Qaran Qallinkii: Calikubad

0
Golaha wakiiladu waxa lagu qiyaasaa inay boqolkiiba sideed iyo konton (58%) ay yihiin qurbe joog baasooro ajinebi ah sita, sidoo kale golaha wasiiradu way...

Guddoomiyaha KULMIYE oo Shacabka ka Tacsiyadeeyey Geerida laba Marxuum

0
Guddoomiyaha xisbiga Midnimada iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha ee xisbiga Mudane, Muuse Biixi Cabdi isaga oo ku hadlaya afka Guddiga...

Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani Wuxuu Qeyb Ka Yahey Dhismaha iyo Hoodada Ciidamada Milatariga...

0
HARGEISA–Sida ay Ka Warqabaan ,Dhamaan Ciidamada Somaliland, ee Ku Sugan Guud ahaanba Fadhiisimada iyo Saldhigyada Kala Duwani Waxey Habeen iyo Maalin Ka Markhaati yihiin...

Maxa Sababay In Beesha Caalamku Hoos U Dhigto Xidhiidhkii Somaliland? W/Q Cabdiraxmaan Cadami

0
Sida aynu taariikhda ka baranay dhacdo kasta waxay dunida ama gobol ka mid ah ku yeelan kartaa saamayn balaadhan ama isbedelo hor leh. Somaliland...

Saylici Ma Wuxuu Madaxweyne-ku-xigeen U Yahay Awdal ...

0
C/raxmaan  C/laahi  Ismaaciil  (Saylici)  waa  Madaxweyne-ku-xigeenka  Jamhuuriyada  Somaliland, Sidoo  kale  waa  u  qaabilsanaha  Golaha  xukuumada  Somaliland  ee  hogaanka  u  haya  Hay,adaha  gargaarka  deg-dega  ah ...
beesha caalamka oo ku baaqday in-deg deg loo qabto doorashooyinka somaliland

Xukuumadda Somaliland oo Baaq Culus U Jeedisay Beesha Caalamka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay baaq culus oo garnaqsi ah ay u jeedisay dalalka Beesha Caalamka. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo...