XIDIGTA HARGEISA ZAMZAM SHARAF IYO HEES CUSUB RIYO AROOS 2018 HD.

1
XIDIGTA HARGEISA ZAMZAM SHARAF IYO HEES CUSUB RIYO AROOS 2018 HD. https://youtu.be/QX1fSKnqGdk

HAMBALYO MEHER: Shiine Cilmi Kaahin iyo Deeqa Cabdilaahi Maxamed + SAWIRRO

0
HargeisaPress — Aabo Cabdiraxman Yusuf Ducaale (Boobe), Hooyo Faadumo Xasan Diiriye, Caynan Boobe Yusuf Ducaale, Bilan Boobe Yusuf Ducaale, Ayaale Boobe Yusuf Ducaale, Hooyo...

SAWIRO Laga Qaaday Lammaaneyaal Ka Mid Ahaa Dadkii Sannadkan Xajayey Oo Taabtay Shucuurta Malaayiin...

0
MAKKA, (HargeisaPress) —Sawirqaade Raa’id Lixyaani marna ma’ uu filayn in sawir uu ka qaaday dusha sare ee xaramka Makah uu noqon doono sawirka ugu...

Gudoomiyaha Cusub ee Ciyaaraha Fudud soo bandhigay qorshayaal lagu horumarinayo Ciyaaraha Fudud.

0
Hargeysa (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Cusub ee Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud ee Somaliland Mustafe Cabdi Xadi (Diyaaro), ayaa daboolka ka qaaday cabaqadaha rasmiga ah ee hortgaan...

Hargeysa: Hooyo Foosiya Gaabo oo Lagu Qalay Ilmihii Toddobaad ee ay Dhasho + SAWIRRO

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Hooyo Foosiya Muuse Xasan (Foosiya Gaabo) oo ah gabadh ka mid ah dadka ugu gaagaaban Somaliland oo ah danyar ku nool dawirsiga suuqyada...

Dhaqanka Qofka oo Gawrac Labada Dhegood Loogu Simo Qaybtii 2′aad Faallo: Qalinka Xassan Cumar...

0
David Haines, Samafale Ka Soo Jeeda Ingriiska oo Kooxda Daacish Dhegta Dhiigga U Dartay Qaybtii hore ee qormadan waxaan ku xusnay David Haines (Hingiriis),...

Madaxweyne Waan Kaa Raali-galinayaa Deel-qaafka Kaaga Imanaya Dadka Maangaabka Ah….Guddoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Kulmiye...

0
Aniga Oo Ah Laila Mahamad Noor Amaan Ahna Gudoomiyah Garabka Haweenka Ee Nourth Ameerica Xisbiga Kulmey Waxan Halkan Karaaalinayaa Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud...

KA ADKOOW SHEYDAANKA Qalinkii: Mohámed Dhimbiil

0
ACUUDU BILLAAHI MINA SHEYDAANI RAJIIM. Bismillahi Raxmani Raxiim KHADIJA Waxa ay aheyd wariye caan ah oo ka warama television ka Aljazeera Arabic mudooyinkii uu soo caan...

Madaxweyne Biixi oo Dhammaystiray Isku-shaandhayn Uu Ku Samaynayo Xukuumaddiisa

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu dhammaystiray isku-shaandhayn ballaadhan oo uu ku samaynayo xukuumaddiisa, Sida ay ilo xogogaal...

Somaliland: Ciidamada Qalabka Sida Qabiil Ma Leh

0
Sida ummad kasta oo ka jirta dunida, ummadda Somaliland waxay u qaybsantahay Rayid iyo Ciidan. Rayidku waa shacabka caadiga ah ee aan hubka sidan....