Wasiirka Maaliyada Oo Furay Xafiis U Gaara Ganacsatadda

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Wasiirka wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa maanta xadhiga ka jaray xafiis cusub waaxda cashuuraha berrigu ka furatay xarunta rugta ganacsiga Somaliland ee...

EU Oo Taageeraya Saxaafadda iyo Dimoqraadiyadda Somaliland

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Kulan ku saabsan horumarinta saxaafadda Somaliland iyo dimoqraadiyadda ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Hargaysa. Kulankaasi oo ay isugu yimaadeen masuuliyiin ka socday...

Wasiirka Ciyaaraha Jabuuti oo Booqasho Ku Yimi Somaliland

0
Hargeisa (Hargeisa Press) - Wasiirka dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee dalka Jabuuti Xasan Maxamed Kaamil iyo wefti uu hogaaminayo ayaa maanta booqasho ku yimi caasimada...

Nuxurka Kulan Dhexmaray Guddoomiyaha Maxkamada Sare Somaliland iyo Wefti Ka Socda Midowga Yurub

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley wefdi ka socday Midawga Yurub. Shir ay yeesheen...
Xisbiga KULMIYE

Shirka Golaha Dhexe Ee Xisbiga KULMIYE oo Beri Ka Furmaya Hargeysa

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Waxaa maalinta berito oo Arbaco ah caasimada Somaliland ee Hargeysa lagu wadaa inuu ka furmo Shirweynihii 7-aad ee golaha dhexe...

badhasaabka Sool Oo Sagootiyay Xulka Gobolkaasi Ku Metelaya Tartanka Ciyaaraha

0
Laascaanood (Hargeisa Press): Guddoomiyaha gobolka Sool ayaa maanta soo sagootiyay xulka gobolkaasi uga qayb geli doona tartanka ciyaaraha goboladda Somaliland oo maanta ka furmaya...

“Wasaaradda beeruhu waxay ahmiyadda siinaysaa bad-baadinta Ciidda iyo biyaha Badda gelaya”… wasiirka beeraha

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa sheegay in ay dedaal fara badan geliyeen sidii loo samato-bixin lahaa biyaha badan...

Akhriso: Kala Fogaanshaha Mudada Uu Xilka Hayay Madaxweyne Biixi iyo Tirada Agaasimeyaasha Guud Ee...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Toddobaadkan xil ka qaadis iyo isku beddel kooban ku sameeyay qaar ka mid...

Toogasho iyo Qarax Dhimasho Leh oo Ka Dhacay Muqdisho

0
Muqdisho (Hargeisa Press)  — Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa waxaa ay sheegayaan in Toogasho iyo Qarax Khasaare nafeed sababay ka dhacay deegaan u...

Banaan-baxyo Waa Weyn oo Ka Dhan Ah Madaxweynaha Faransiiska oo Ka Dhacay Burco

0
Burco (Hargeisa Press) – Banaanbaxyo waa weyn oo lagaga soo horjeedo hadaladii Islaam naceybka ahaa ee uu jeediyay madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel Macron ayaa maanta...