Safiirada Kenya iyo Soomaaliya

Kenya iyo Soomaaliya oo Safaaradaha Kala Qaatay iyo Sababta Keentay

0
Muqdisho (Hargeisa Press) — Soomaaliya ayaa u yeedhatay safiirkeeda dalka Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tasan, kuna wargelisay safiirka Kenya ee Soomaaliya Lucas Tumbo inuu dalkiisa...
UNDP

Golaha Guurtidda Somaliland oo Loo Gudbiyay Mooshin Ka Dhan Ah Hay’adda UNDP

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Shir-guddoonka golaha Guurtidda Somaliland ayaa maanta loo gudbiyay mooshin ka dhan ah hay’adda UNDP, taas oo ay ku eedeeyeen in...

Laascaanood: Tababar Loo Qabtay Maamuleyaasha iyo Macalimiinta Dugsiyadda Saddex Gobol

0
Laascaanood (HP): Badhasaabka gobolka Sool C/qani Maxamuud Jiidhe, ayaa tababar u furay maamuleyaal iyo macalimiin ka ka kala socday saddex gobol. Tababarkaasi oo ka...

Xildhibaano iyo Siyaasiyiin Jawaab Kulul Ka Bixiyay Eedaymo Loo Jeediyay Sheekh Aadan Siiro

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xubno Siyaasiyiin, Xildhibaano iyo Dhalinyaro ah ayaa waxaa ay jawaab kulul ka bixiyeen eedaymo maalintii shalay ahayd Xildhibaan Xasan Shahar...
Guddida dib u habeynta Shaqaalaha Dowladda Somaliland

Guddida Dib U Habeynta Shaqaalaha Dowladda Somaliland oo Shir Uga Furmay Hargeysa

0
Hargeisa (Hargeisa Press)-Guddida heer qaran ee dibu habaynta iyo tayaynta shaqalaha dawladda ayaa maanta magaalada Hargeysa ku yeeshay shirkii saddex bilood laha ahaa ee...
Diwaan gelinta codbixiyeyaasha Somaliland

Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Oo Ka Bilaabantay Awdal

0
Boorama (HP): Wejiga labaad ee diiwaangelinta codbixiyeyaasha Somaliland ayaa maanta si rasmi ah uga bilaabantay gobolka Awdal iyo degmooyin ka tirsan gobolka Maroodijeex. Taasoo ay...
Mohamed Bin Salman

Mohamed Bin Salman oo Xidhiidhka Israel La Sugaya Biden

0
Riyadh (Hargeisa Press) — Dhaxal Sugaha Sacuudiga Mohamed bin Salman ayaa la sugaya inta uu maamulka Joe Biden xilka kala wareego kan Trump, si...
Xildhibaan Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow

Ciidamada Booliska Somaliland oo Xabsiga Dhigay Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamanka Soomaaliya

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xabsiga u taxaabay Xildhibaan ka tirsan Baarlamanka Soomaaliya oo magaalada Hargeysa yimid. Xildhibaankan ay Ciidamada Booliska Somaliland...

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani oo Magaalada Boorama Kaga Qeyb-galay Bilowga Diwaan Gelinta Codbixiyeyaasha

0
Boorama (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo uu weheliyo Musharrax ku xigeenka Xisbigaasi, Maxamed Cali Aw Cabdi...
Siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jilaani

Hargeysa oo Si layaab-leh Looga Xusay Siyaarada Sheekh Cabdi-qaadir Jilaani

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Munaasibad balaadhan oo lagu xusayay siyaarada Sheekh Cabdiqaadir Jiilaani ayaa maanta waxaa lagu qabtay magaalada Hargeysa. Munaasibadan ayaa waxaa soo qabanqaabiyeen...