Wasiirro Kormeeray Jidka Isku Xidha Kalabaydh iyo Laascaanood

0
Laascaanood (Hargeisa Press)- Xubno ka tirsan golaha wasiirrada Somaliland oo hawlo shaqo u jooga gobolak Sool ayaa maanta soo kormeeray jidka isku xidha Kalabaydh...

Burco: Murashax Mishiinno Ku Wareejiyay Ururka Hiil Caafimaad

0
Burco (Hargeisa Press)- Ururka caafimaadka ee Hiil caafimaad ayaa agab caafimaad kala wareegay murashax u tartamaya golaha deegaanka demadda Burco. Murashax suldaan Jaamac Nuur, ayaa...

Madaxweynaha Kenya oo Dhaleeceeyay Wadamo Shisheeye oo Faro Gelin Ku Haya Dalkiisa

0
Nairobi (Hargeisa Press)  - Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru kenyatta ayaa dhaleeceeyay wadamada shisheeye oo uu ku eedeeyay isku day fara galin ka dhan ah...

Duuliye Axmed Dheere oo Weerar Ku Qaaday Farmaajo, Eedaymo Culusna U Jeediyay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Duuliye Axmed Dheere ayaa si weyn ugu dhaliilay Madaxweyne Soomaaliya in aanu ka damqan shacabka Soomaaliya ee argagixisadu ku layso...

Qaramada Midoobey: Weli Waa La Geli La’yahay Tigray Si Gargaar Loo Gaadsiiyo Shacabka

0
Mekelle (Hargeisa Press)- Qaramada Midoobey waxay sheegtay in dagaalka ka socda meelo badan oo ka tirsan gobolka Tigray uu saameyn ku yeeshay howlaha gargaarka. Saraakiil...
Wasiir Saleebaan Cali Koore

“Shacabku waa In Ay Amniga Kala Shaqeyaan Booliska”…

0
Laascaanood (HP): Wasiirka warfaafinta Somaliland ayaa ku booriyay bulshadda gobolka Sool in ay booliska kala shaqeeyaan hawlaha nabadgeliyadda. Waxaanu tilmaamay in gobolka Sool ay hadda...

Musharax Khadar Qoorgaab oo Lagu Soo Dhaweeyay Deegaanka Laanqeyrta + SAWIRRO

0
Baligubadle (Hargeisa Press) – Musharax Khadar Maxamed Muxumed (Khadar Qoorgaab) oo u Sharaxan doorashada golaha Deegaanka ee caasimada Hargeysa ayaa gaadhay deegaanka Laanqeyrta oo...

Cadaaddley: Wasaaradda Deegaanka Oo Burburisay Dhuxula Fara Badan

0
Cadaadley (HP): Wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa deegaanka Cadaadley ka burburisay Dhuxul la shiday. Maamulka degmadda Cadaadley oo ay wehelinayeen masuuliyiin ka...

Koomiishanka Doorashooyinka oo Kala Diray Shaqaalihii Ka Hawlgeli Lahaa Wejigii Labaad Ee Diwaangelinta Codbixiyeyaasha

0
Borama (Hargeisa Press) – Koomiishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland ayaa maanta kala diray shaqaalihii ka shaqayn lahaa wejigii labaad ee lagu xoojinaayo diwaangelinta codbixiyeyaasha gobolka...

Wasiirka Biyaha Somaliland oo Jabuuti Kaga Qayb Galay Munaasibada Maalinta Naafada Aduunka

0
Djibouti (HP): Wasiirka biyaha Somaliland ayaa magaaladda Jabuuti kaga qayb galay xaflad loo sameeyay dadka naafadda ah. Waxaana ka wayb galka xafladaasi wasiirka ku wehelinayay...