Somaliland: Casho Loo Sameeyay Xulka Kubadda Cagta Baahiyaha Gaarka ah Qaba

0
Hargaysa (HP): Wasaaradda dhalinyarrada iyo ciyaaraha Somaliland ayaa xalay kulan cashi sharaf ah u qabatay xulka Naafadda kubbada cagta Somaliland. Xulka baahiyaha gaarka ah qaba...

Amarro Lagu Soo Rogay Cilaajyadda Ku Yaalla Magaaladda Burco

0
Burco (HP): Maamulka gobolka Togdheer iyo ka degmadda Burco ayaa soo saaray go'aamo wax lagaga bedelayo qaabka ay u shaqeeyaan Cilaajyadda dadka buka lagu...

Kulan Lagu Falan Qaynayay Qurxinta Bilicda Caaaimadda Hargaysa

0
Hargaysa (HP): Kulan lagu faaqidayay qorshaha kor u qaadista bilicda caasimadda Somaliland ee mustaqbalka ayaa lagu la soo xidhay magaaladda Hargaysa. Mashruucani oo soo socday...

Maalinta Harimacadka Adduunka Oo Somaliland Laga Xusay

0
Hargaysa (Hargeisa Press):Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa ka qayb gashay xaflad lagu xusyay maalinta Harimacadka adduunka. Sanad...

Siyaasi Uurcade: Waxaa Gef Ah In La Yidhaahdo Somaliland Ayaa Xildhibaano Ay Ka Joogaan...

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Siyaasi Maxamed Cabdillaahi Uurcade ayaa gef ku tilmaamay in la yidhaaho Somaliland, ayay xildhibaano ka joogaan Soomaaliya, waxaanu sheegay in kuwa imika...

Wasiirro Kormeeray Jidka Isku Xidha Kalabaydh iyo Laascaanood

0
Laascaanood (Hargeisa Press)- Xubno ka tirsan golaha wasiirrada Somaliland oo hawlo shaqo u jooga gobolak Sool ayaa maanta soo kormeeray jidka isku xidha Kalabaydh...

Burco: Murashax Mishiinno Ku Wareejiyay Ururka Hiil Caafimaad

0
Burco (Hargeisa Press)- Ururka caafimaadka ee Hiil caafimaad ayaa agab caafimaad kala wareegay murashax u tartamaya golaha deegaanka demadda Burco. Murashax suldaan Jaamac Nuur, ayaa...

Madaxweynaha Kenya oo Dhaleeceeyay Wadamo Shisheeye oo Faro Gelin Ku Haya Dalkiisa

0
Nairobi (Hargeisa Press)  - Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru kenyatta ayaa dhaleeceeyay wadamada shisheeye oo uu ku eedeeyay isku day fara galin ka dhan ah...

Duuliye Axmed Dheere oo Weerar Ku Qaaday Farmaajo, Eedaymo Culusna U Jeediyay

0
Hargeisa (Hargeisa Press) — Duuliye Axmed Dheere ayaa si weyn ugu dhaliilay Madaxweyne Soomaaliya in aanu ka damqan shacabka Soomaaliya ee argagixisadu ku layso...

Qaramada Midoobey: Weli Waa La Geli La’yahay Tigray Si Gargaar Loo Gaadsiiyo Shacabka

0
Mekelle (Hargeisa Press)- Qaramada Midoobey waxay sheegtay in dagaalka ka socda meelo badan oo ka tirsan gobolka Tigray uu saameyn ku yeeshay howlaha gargaarka. Saraakiil...