video

Daawo Beesha Gabooye Ee Gobolka Sool Oo Ku Biirtay Xisbiga Waddani

Laascaanood(HargeisaPress)- Beesha Gabooye Ee Gobolka Sool Oo Ku Biirtay Xisbiga Waddani https://youtu.be/yo7o_RHisoo
video

Siyaasi Abiib Timacad Oo Eedo Culus U Soo Jeediyey Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi

Laascaanood(HargeisaPress)-Siyaasi Abiib Diiriye Nuur (Timacad) ayaa amaan mugle usoo jeediyey Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Waddani C/raxmaan Cirro isagoo isla markaasina eedo culus usoojeediyey Wasiirka...
video

Daawo Musharax Cirro Oo Ku Dhawaaqay Wasiirka Ugu Horeeya Ee Xukuumadiisa Beesha Uu U...

Laascaanood(HargeisaPress)-Musharaxa Madaxweyne Ee Xisbiga Waddani Oo Balanqaad Culus Oo Ka Farxiyey La Wadaagay Beesha Gabooye Ee Gobolka Sool https://youtu.be/h91l3BahB-0 Miyir Cali Xuseen Laascaanood/Somaliland  
video

Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Oo Maanta Kala Direy Shaqaalihii Iyo Gaadiidkii Ka Hawl Galayay...

Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddiga komishanka Qaranka Somaliland ayaa maanta kala diray shaqaalihii iyo gaadiidkii ka hawl galayay qaybinta kaadhka codbixiyayaasha gobolka Sanaag oo maalinka barri...

La-taliyaha Sharciga ee Golaha Wakiillada oo Iftiimiyey Sharcinimada Habkii loo Doortay Guddoomiyaha Cusub

Hargeysa, (HargeisaPress) —La-taliyaha Sharciga ee Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland Garyaqaan Mustafe  Maxamed Xaaji Daahir, ayaa soo bandhigay dariiqa sharci ee loo maray doorashadii Guddoomiyaha...

Isbaheysiga Mucaaradka Kenya ee NASA oo sheegay in Raila Odinga ku guuleystay doorashada

NAIROBI, (HargeisaPress) —Shir jaraa’id oo goor dhaw ay ku qabteen magaalada Nairobi ee dalka Kenya isbaheysiga NASA ayeey ku sheegeen in Raila Odinga ku...

Nuxurka Khudbad Miisaan Culus leh oo Guddoomiyaha KULMIYE ka Jeediyey Laascaanood

Laascaanood , (HargeisaPress) —Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad miisaan culus leh oo dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey...

Shirkadda Baabuurta Ee MITSUBISHI Oo Xarun Ka Furanaysa Somaliland

Hargeysa, (HargeisaPress) —Shirkada samaynta baabuurta caanka ku ah ee MITSUBISHI ee dalka Jaban laga leeyahay,ayaa doonaysa inay xafiisyo ka furtaan dalka Somaliland. Wefti afar xubnood...

Maxkamadda Sare Ee Somaliland Oo Filayo Inay U Yeedho Labada Murrashax Ee Ku Muransan...

Hargeysa, (HargeisaPress) —Warar xog ogaal ah oo aan helayno ayaa waxay sheegayaan in la filayo in maalinka Axadda ee fooda inagu soo haysa ay...
video

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Ciidamo La Wareegay Xarunta Baarlamaanka Somaliland Iyo Muranka Ka...

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiiru dawlaha wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka hadlay ciidamo ay xukuumaddu dhigtay isla markaana la wareegay xarunta baarlamaanka...

Latest News