Mareykanka oo Aqoonsaday Shahaadada Dugsiyada Sarre Ee Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Axmed Aadan Camash Buuxane, ayaa waxaa uu sheegay in Shahaadada Dugsiga sare ee Somaliland loo...

Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga Somaliland oo Kulan La Qaatay Madaxda Hay’adda SDF

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Horumarinta Xeebaha Somaliland Maxamuud Warsame Jaamac, ayaa waxaa uu maanta Xafiiskiisa kullan kula qaatay Madax ka socotay...

Hargeysa: Diyaarado isku dhici gaadhay mar labaad

0
Hargeysa–Habeenimadii Axaddii March 24 2024, abbaaro 12:43 Afrikada Bari , ayaa diyaarad ay leedahay shirkadda Emirate Airways oo duulimaadkeedu ahaa UAE722 kuna duulaysay joog...

Maamulaha shirkadaha Dahabshiil Group oo dhiirigaliyay ganacsiga iyo shaqo abuurka

0
Hargeysa,(HargeisaPress)– Maamulaha shirkadaha Dahabshiil Group Abdirashid Mohamed siciid Duale ayaa dhiirigaliyay ganacsiga iyo shaqo abuurka. Maamulaha shirkadaha Dahabshiil Group Abdirashid Duale Ayaa ka qayb galay...

“Somaliland Weligeed kamuu dhicin oo way ka Caagan Tahay Falalka Budhcad Baddeeda” Wasiir...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)–Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta, ahna Afhayeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cali Xasan Maxamed (Cali Mareexaan), ayaa sheegay in Somaliland ay xor ka...

Madaxweynaha Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaray, Soona Kormeeray Suuqa Casriga ah ee Hadhwanaag +...

0
Haargeysa,(HargeisaPress)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo xadhiga ka jaray, soona kormeeray Suuqa Casriga ah ee Hadhwanaag oo laga hirgeliyey badhtamaha suuqa Hargeysa. Suuqan...

Halgamayaashii Dalka Xoreeyay Oo Ka Digay Shirqoolo Cadowgu Usoo Mageelayo Somaliland

0
Hargeysa,(HargeisaPress)– Qaarkamid ah Halgamayaashii hormuudka ahaa halgankii dib uxoraynta Somaliland ee SNM Ayaa ka digay shirqoolo cadowgu usoo mageelayaan Somaliland kuwaasi oo ay gadh...

Gabadh Udhalatay Dalka Jarmalka Oo Iyadoo Ku Sugan Magaalada Berbera Qaadatay Diinta Islaamka

0
BERBERA,(HargeisaPress)-Gabadh udhalatay dalka jarmalka oo ku sugnayd somaliland gaar ahaan magaalada berbera ayaa maanta qaadatay diinta islaamka halkaasi oo ashahaadada loogu qabtay. https://youtu.be/Hn9k5KjXwPA?si=-IfMHCHvU8a2JAhC

Hogaanka Xisbiyada Waddani Iyo Kulmiye Oo Kulan Afur &Casho Ah Ku Wada Yeeshay Caasimada...

0
Hargeysa,(HargeisaPress)– Caasimadda Hargeysa waxaa galabta kulan dheer uu  dhexmaray Xisbiyada WADDANI Iyo KULMIYE,  kulankaasi oo ka qabsoomay hotel Ambasaddor. Kulanka ayaa ahaa dardargelinta arrimaha...

Madaxweynaha Somaliland oo Abaalmarinno Guddoonsiiey Guulaystayaasha Tartanka Qur’aanka Ee Bisha Ramadaan

0
Hargeysa (Hargeisa Press)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa abaalmarinno qaali ah oo kala duwan guddoonsiiyey saddexdii arday ee ugu sarreeyey  tartanka heer qaran...