Daawo Muuqaal: Gudoomiyaha Maxkamada Gobalka Maroodi Jeex Oo Ka Hadlay Waxqabadkisii Sanadkii Tagay Intuu...

0
HARGEISA, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Hargeysa Md Axmed Dalmar Ismaaciil ayaa saaka shir jaraa;id oo ku qabtay xafiiskiisa waxa uu kaga Hadlay Waxyaalaha...

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo Hargeysa ku Daah-furey Mashaariic ku kacaya $ 4.5 Milyan oo...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, ahna ku simaha Madaxweynaha Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa Maanta Magaalada Hargeysa ku Daah-furey laba Mashruuc oo...

Shirkadda Telesom oo Hirgelisay Adeegga Shillinka Somaliland Lagu Shuban Karo Ku-hadalka Telefoonka iyo Internet-ka

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Shirkadda isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa soo bandhigtay adeeg cusub oo ay soo kordhisay oo ah in shillinka Somaliland telefoonkaaga kaga...

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Oo La Filayo In Uu Beri Ku Biiro Xisbiga KULMIYE

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wefti Balaadhan oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye ahna Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Maanta Booqasho...

Puntland: Wararkii u dambeeyey ee dagaal ka Garoowe

0
GAROOWE,(HargeisaPress)–Ugu yaraan 9 ruux ayaa ku geeriyooday in ka badan 15 kalena waa ku dhaawacmeen iska hor imaad maanta Garoowe ku dhex maray ciidamada...
Covid-19

Somaliland oo Shaacisey 6 Kiis oo Cudurka Coronavirus Ah

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland ayaa maanta sheegtay in lix qof oo cusubi ay ku soo bireen tiradii hore ee xannuunka Covid-19,...

Wafdi Ka Socday Hay’add Ka Hawl Gasha Dalka Imaaraadka Carabta Oo Hargaysa Lagu Soo...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Wafti ka socday Hay’adda Daarul-Birri oo fadhigeedu yahay dalka Imaaraadka Carabta ayaa maanta lagu soo dhaweeyey magaalada Hargeysa. https://youtu.be/whYPxeA6puE  

Somaliland oo Si Weyn Loogu Diyaar Garoobay Dabaal-degga 18-ka May

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Guud ahaan Somaliland waxa si weyn looga dareemayaa u diyaar garowga maalinta gooni isku taaga Somaliland ee 18 May oo...

Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Ka Qeyb-galay Xaflada Qalin Jebinta Jaamacada Horn International Ee...

0
Boorama (Hargeisa Press) – Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa maanta gaadhay Magaalada Boorama ee...

Xukuumadda Somaliland Oo Qal-Qaalinaysa Mudaharaado Ka Dhan Ah Waftiga Beesha Caalamka Ee...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xukuumadda Somaliland oo uu horboodayo wasiirkeeda arrimaha gudaha Cali Warancade iyo madaxda xisbul-xaakimka Kulmiye ayaa qalqaalinaya in mudaharaado lagala hortago waftiga beesha...