Somaliland oo Soo Bandhigtay Waxtarka Siyaasadeed Ee Ay Ka Faa’idayso Xidhiidhkeeda Taiwan

0
Hargeisa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland ayaa waxa ay soo bandhigtay waxtarka siyaasadeed ee ay faa'idayso xidhiidhka ay la yeelatay dalka Taiwan. Wasiir ku xigeenka wasaaradda...

Daawo Muuqaal: Khudbadii Wasiir Cukuse Ku Sagootiyey Wasaaradda Warfaafinta & Guulihii Waxqabad ee u...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Cusub ee wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Md Cismaan Cabdilaahi saxardiid (Caddaani) ayaa maanta si rasmi ah xilkii wasaaradaasi ugala...

Israel oo Xoojisay Duqeymo Ay Ka Fulineyso Lubnaan

0
Tel-Aviv (Hargeisa Press) – Israel, ayaa maanta sii xoojisay duqeymo cirka ah oo ay ku qaaday dalka Lubanaan, iyada oo sheegtay inay ka jawaabeyso...

Xubno ka tirsanaa saraakiisha Al-shabaab oo lagu dilay duqeyntii Mareykanka

0
Mogadishu, Somalia (HargeisaPress) — Sarkaal Sare oo ka tirsan Al-shabaab ayaa maanta u sheegay Wakaaladda Wararka AP in duqeyntii diyaaradaha Mareykanka ee aan duuliyaha lahayn...

Hogaanka SOLJA Oo Tunisia Kaga Qayb Gelaya Shir Caalamiya

0
Hargaysa (Hargeisa Press.com): Ururka suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa dalka Tunisia kaga qayb gelaya shir caalamiya oo ku saabsan xuquuqda aadanaha oo ay ka...

Labada Xisbi Mucaarid Ee Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Guddida Guurtidu U Xil Saartay...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Hogaanka sare ee labada Xisbi Mucaarad  ee Waddani iyo Ucid, ayaa maanta kulan la qaatay Guddida golaha guurtidu u magacaabay ka...

Cali Duul-duul Oo Dhaliillo Culus U Jeediyay Madaxweyne Muuse Biixi

0
Hargaysa (HP): Dhaqan yaqaan Cali Ismaaciil Carab (Cali duul-duul), ayaa ku dhaliilay xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi in aanay qaab cadaalad ah u fulinin soo...

Muqdisho: Siyaasiyiin Somaliland Ka Soo Jeedda Oo Dhaliilay Wasiir Ka Tirsan DF Soomaaliya

0
Muqdisho (HP): Xildhibaano iyo siyaasiyiin ka soo jeedda Somaliland ayaa abaaul dagaal iyo colaad hurin ku tilmaamay hadal ka soo yeedhay wasiiru-dawlaha wasaaradda Maaliyadda...

Musharax Xigeenka Ucid Oo Walaac Ka Muujiyey Lacag Cashuur Ah Oo Uu Sheegay In...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Musharax ku xigeenka jagada Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Cabdirashiid Xasan Mataan, ayaa walaac ka muujiyay Lacag badan oo Cashuur ah oo...
Salaadda Ciidda Hargeysa

Sawirro: Sida Looga Ciiday Magaalada Hargeysa

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Maanta oo Isniin ah, ayaa noqotay Maalinta koowaad ee Ciidul Fidriga oo dhamaan dunida oo idil Muslimiintu ay ugu dabaal...