Daawo Muuqaal: Maamulka Gobolka Saaxil Oo Ka Markhaati Kacay Waxqabadka Mareeyaha Haamaha Berbera

0
Berbera , (HargeisaPress) — Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Oo Ay Weheliyaan Maamulka Gobolka Saaxil Ayaa Manta Kormer Kusoo Maray Mashaariicda Laga Hirgeliyey Haamaha Mudadii...

Masuuliyiinta Xisbiga Kulmiye Ee Sweden oo Martiqaad Qado Sharaf ah Ku Maamuusay Wefti Uu...

0
Stockholm , (HargeisaPress) —Masuuliyiinta Ugu Saraysa Xisbiga Muxaafidka Ee Kulmiye Ee Dalka Sweden Ayaa Martiqaad Qado Sharaf ah ku Maamuusay Weftiga Uu Hogaaminaayo Wasiirka...

Xukuumadda oo Hakisay Soo Dejinta Qalabka Isgaadhsiinta

0
Hargeisa (Hargeisa Press) – Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay inay joojiso soo dejinta Qalabka Isgaadhsiinta ee dalka dibeddiisa laga keeno. War-saxaafadeed uu soo saaray Wasiirka Wasaaradda...

Siyaasi Maxamed Cabdikariim Oo si adag u naqdiyay Wasiir Xirsi Iyo Wargayskiisa Somaliland Today

0
Warsaxafadeed uu soo saaray siyaasi Maxamed Maarshaal ayuu ku naqdiyay wasiir xirsi iyo Warsidihiisa Somaliland Today, wuxuuna u dhignaa isagoo faahfaahsan sidan:- In badan ayuu...

Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Sida Ay U Aragto Gudoomiyaha Cusub Ee Loo Magacaabay...

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Xukuumada somaliland ayaa ka hadashay sida ay u aragto masuulka cusub ee loo magacaabay maxkamada sare ee soomaaliya oo ah aqoonyahan...

EU Oo Taageeraya Saxaafadda iyo Dimoqraadiyadda Somaliland

0
Hargaysa (Hargeisa Press): Kulan ku saabsan horumarinta saxaafadda Somaliland iyo dimoqraadiyadda ayaa maanta lagu qabtay magaaladda Hargaysa. Kulankaasi oo ay isugu yimaadeen masuuliyiin ka socday...

Gudoomiyaha Guddiga Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista Somaliland Oo Ka Hadlay Sixirka Iyo Caruurta...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Gudoomiyaha guddiga wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland ayaa ka hadlay arrimaha Sixirka iyo xadista caruurta yar yar oo mudooyinkii u danbeeyey kusoo...

Taliban oo Qabsatay Saddex Magaalo oo Muhiim Ah

0
Kapul (Hargeisa Press) – Taliban, ayaa xoojisay gacan ku haynteeda waqooyiga Afghanistan, iyada oo saddex caasimad goboleed qabsatay Axaddii, xilli ay dagaalkeeda u weecisay...

Waa in ummada reer Somaliland is cafiso”… C/raxmaan Saylici

0
Hargaysa (HP): Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta salaadda Ciidul Fidri boqolaal dadweyne ah kula tukaday garoonka Kubadda Cagta ee Hargaysa...

Gudoomiyaha Cusub Ee Golaha Shacabka Oo Si Rasmi Ah Xilka Ula Wareegay + SAWIRRO

0
MUQDISHO,(HargeisaPress) —Munaabad kooban oo ay xilka kula kala wareegayeen Gudoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka  Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo Gudoomiyihii hore ee iscasilay ...