Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somaliland oo lagaga dhawaaqay Wadanka Holand.

0
HargeisaPress– Guddoomiyaha Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Somaliland Axmed Cabdala ayaa waxa uu sheegay in sababaha Xisbigan loo aasay ay tahay sidii uu wax uu uga...

Daawo Muuqaal: Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland oo Ka Qayb galay Gabo Gabada Tartanka Qur’aanka...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa ka qaybgalay Munaasibad loo sameeyay dhamaadka Tartanka qur'aanka Kariimka ah iyo...

Wefti Uu Hogaaminayo Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Kormeeray Banka Wajaale

0
Tog-Wajaale (HP): Wefti uu hogaaminayo wasiirka beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed, ayaa maanta safar indho indhayn ah ku tegay magaaladda Tog-wajaale ee gobolka Gabiley. Waxaana...

War Deg Dega:Dagaal Dhex Maray Ciidanka Qaranka Somaliland Iyo Ciidamo Taabacsan Maamulka Puntland+Puntland Oo...

0
Burco, (HargeisaPress) —Dagaal Xoogan Ayaa Saaka Ka Dhacay Deegaanka BOOD Oo Ka Tirsan Gobolka Sanaag,Dagaalkan Ayaa Dhex Maray Ciidamo Ka Socda Maamulka Cabdi Weli...

Maroodijeex: 68 Ceel Biyood Oo Laga Dhagax Dhigay Deegaanka Dhaboolaq

0
Hargaysa (HP): Sheikh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadan-siiro), oo ka mida culimadda Somaliland ayaa maanta deegaanka Dhaboolaq oo ka tirsan gobolka Maroodijeex, ka dhagax...

Daawo Muuqaal: Nimco Samriye oo Waraysi Xiiso Leh La Yeelatay Marwada Madaxwaynaha Somaliland

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Marwada Madaxweynaha Somaliland Marwo Aamina Xaaji Maxamed Jirde, ayaa waraysi dhinacyo kala geddisan taabanaya oo ay la yeelatay Wariye Nimco Samriye...

Guddigii Farsamo Ee Madaxweynuhu U Magacaabay-Diyaarinta Magaha oo Yeeshay-Kulankoodii U Horeeyay

0
Hargeysa (Hargeisa Press) – Guddigii farsamo ee Wasiirada ee Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi u magcaabay soo diyaarinta Qoomaha iyo Magaha dowladdu bixinayso, ayaa saaka...

Madaxweynaha Somaliland oo Hal Arrin Ku Bogaadiyay Madaxweynaha Dalka Masar

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha dalka Masar Cabdifataax Siciid Khaliil  Al-siisi oo mar kale...

Somaliland Oo U Sheegtay Midowga Yurub In Wada-hadalladu Ka Jiitamayaan Dhinaca Soomaaliya

0
Hargeysa (HargeisaPress) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, Xisbiyada Qaranka iyo Ergayga Dalalka Midowga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya ayaa Maanta ka...

Madaxwaynaha Somaliland Oo Kormeer Maanta Ku Tagey Xarunta Taliska Ciidamada Booliska Somaliland Iyo Nuxurka...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxwaynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud “Siilaanyo” ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta guud ee taliska ciidamada Booliska Somaliland. Madaxweynaha oo salaan sharaf ka...