Qayb Kamid Ah Xaafadda Layn Booliska Ee Badhtamaha Magaalada Hargeysa Oo La Iibiyay+Cidda Laga...

0
Hargeysa, (HargeisaPress) —Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay in ay fasaxday isla markaana iibisay qayb kamid ah guryaha Layn Booliska ee badhtamaha magaalada Hargeysa,kuwaas oo...

Madaxweyne Silaanyo Oo Magacaabid, Xil Ka Qaadis Iyo Isku Badal Ku Sameeyay Masuuliyiin Kala...

0
HARGEISA , (HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3945/042016, uu magacaabis, xilka qaadis iyo isku...

Natiijada doorashada Kenya oo lagu shaacin doono muddo 7 maalmood ah

0
NAIROBI, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha guddiga doorashada Kenya Wafula Chebukati oo shir jaraa'id ka hadlay ayaa sheegey in natiijada kama dambeysta ah lagu shaacin doono muddo...

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex Oo Xukuno Kala Duwan Ku Ridey Malxiisaddii ninka Noqotay,Aroosaddii Uu La...

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa xukun kala duwan ku ridey Malxiisadii ninka noqotay iyo Aroosaddii uu la socday iyo gabadh kale kuwaas oo...

Sooyaalka Abwaan Saxardiid Jebiye Oo Saaka Hargaysa Ku Geeriyooday

0
Hargeysa,(HargeisaPress) — Allah ha u naxariistee waxa magaalada Hargaysa ku geeriyooday abwaankii weynaa ee Saxardiid Maxamuud Cilmi oo ku magac dheeraa Saxardiid Jebiye. Saxardiid Jabiye...

Daawo Muuqaal: Wasiir Cukuse Oo Gurigiisa Ku Booqday Wariye Cabdiqaadir Maxamed Ciid Oo Xanuunsanaya

0
Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirkii hore ee Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta JSL Md Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ahna Wasiirka cusub ee wasaaradda Xanaanada Xoolaha...

Mareykanku oo Muxuu Ka Yidhi Guushii Ismaaciil Cumar Geelle?

0
Washington (Hargeisa Press) – Dowladda Mareykanka ayaa waxaa ay ka hadashay guushii uu Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ka gaadhay doorashadii ka ka dhacday...

Maareeyaha Dekedda Berbera Cali-Xoorxoor Oo Ka Hadley Heshiiska ay Lasoo Galeen Shirkadda DP-World Nooca...

0
Dubai , (HargeisaPress) —Maareeyaha Dekedda ugu Weyn Somaliland ee Berbera Eng Cali Cumar Maxamed(Cali xoor-xoor), ayaa markii ugu horeysay ka hadley heshiiska Xukuumadu la...

Kuma Ayaa Bedeli Doona Raysalwasaaraha Itoobiya Ee Is Casilay?

0
Hargeysa , (HargeisaPress) —Rai’sul wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa iscasilay, sida laga baahiyay telefishinka qaranka Itoobiya. Ilaa iyo haatan lama sheegin sababta ka...

war degdega dad lagu laayay deegaanka gor-gor

0
Burco (hargeisapress): Wararka Soo Gaadhaya xafiiska warqabadka warbaahinta hargeisa press Deegaanada Hawdka Gobolka Togdheer Ee Ka Sareeya Xuduudka Somaliland Iyo Itoobiya Ayaa Sheegaya Inay Saaka...