Ciidamada Qaranka Somaliland oo Khasaare Xoogle Gaadhsiiyay Maamul Goboleedka Puntland

Buuhoodle (Hargeisa Press) – Wararka naga soo gaadhaya magaalada Buuhoodle, ayaa waxaa ay sheegayaan in dagaal aad culusi uu halkaasi ku dhexmaray Ciidamada Qaranka Somaliland iyo...

Diyaarado Milateri oo Mareykanku Leeyahay oo Ka Degay Magaalada Caynaba

Caynaba (Hargeisa Press) – Diyaarad nooca dagaalka ah oo ay leeyihiin Ciidamada Cirka ee Mareykanka (United States Air Force), ayaa waxaa ay ku soo...

Xeer Dowladda Maraykanku Dhaqan-gelisay oo Faa’iidooyin Kala Duwan U Yeelanaya Somaliland

Washington (Hargeisa Press)- Dowladda Maraykanka, ayaa si buuxda u dhaqan-gelisay xeer muhiim ah oo faa’iido dhaqaale, diblomaasiyadeed, amni iyo iskaashiba u yeelan kara dalka...

Muuse Biixi Murshaxa Jagada Madaxweyne iyo Madaxweyne Kuxigeen Saylici Waxey Heleen Codadkii Aqlabiyada Kulmiye...

Hargeysa, (HargeisaPress) — Siyaasiga da,da Yare ee Maxamed Cabdikariim Cumar(Maxamed-Maarshaal),oo kamid ah dhalinyarada damacu kaga jiro loolanka Golaha Wakiilada doorashooyinka soo socda ayaa dhambaal...

Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Maanso ALLE bari Ah Ku Sharaxay Baaxadda Abaaraha

HARGEISA , (HargeisaPress) — Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laabsaalax) oo ka mid ah foolaadka da’yarta suugaanta hibadda weyn ALLE u siiyay, ayaa soo saaray...

Wasiirka Maalgashiga Somaliland oo Shaaciyey In Laga Helay Coronavirus

Hargeisa (Hargeisa Press)- Wasiirka wasaarada Maalgashiga Somaliland Maxamed Axmed Cawad, ayaa waxaa uu shaaciyay in laga helay xanuunka Coronavirus. Wasiirka Maalgashiga Somaliland ayaa sheegay in...

Wefti Ka Socda Dalka Masar oo Safar Qarsoodi Ah Ku Yimid Somaliland

Hargeisa (Hargeisa Press)- Wafti ka socda dalka Masar ayaa toddobaadkan soo gaadhay caasimada Somaliland ee Hargeysa. Sida ilo xogogaal ahi sheegeen, weftigan ka socda dawladda...

Maxkamadda Distooriga oo Qaraar Kama Dambays Ah Ka Soo Saartay Dalab Uu Madaxweyne Biixi...

Hargeisa (Hargeisa Press)- Maxkamada sare ee Somaliland ayaa qaraar ka soo saartay qoraal uu madaxweyne Muuse Biixi u gudbiyey oo kaga dalbanayay inay go'aan...

Madaxweyne Biixi oo Dhammaystiray Isku-shaandhayn Uu Ku Samaynayo Xukuumaddiisa

Hargeysa (Hargeisa Press) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu dhammaystiray isku-shaandhayn ballaadhan oo uu ku samaynayo xukuumaddiisa, Sida ay ilo xogogaal...

Hargeisa Water Agency Stuns Customers With Mandate Of A New $50 Water Meter

HARGEISA — In a letter to its customers, Hargeisa Water Agency informed its customers that it has acquired new meters with new features that...

Latest News