Hargeysa: Hooyo Foosiya Gaabo oo Lagu Qalay Ilmihii Toddobaad ee ay Dhasho + SAWIRRO

Hargeysa,(HargeisaPress) —Hooyo Foosiya Muuse Xasan (Foosiya Gaabo) oo ah gabadh ka mid ah dadka ugu gaagaaban Somaliland oo ah danyar ku nool dawirsiga suuqyada...

Sannadka 1-aad ee Waxqabadka Xukuumadda Somaliland

Siyaasadda: Sannad ayey ku buuxdaa markii  tallada dalka ay  qabatay Xukuumadda uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, waxaana taariikhda u gashay Jamhuuriyadda Somaliland in xafladdii...

Guddida Doorashada Somaliland Oo Soo Bandhigay Natiijada Heer Gobol Iyo Heer Degmo Ee Dadka...

Hargeysa,(HargeisaPress) —Guddiga komishanka qaranka Somaliland oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa waxay maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday tirada dadka guud...

Abwaan Weedhsame: Cid Kasta oo Adeero Maamulkiisa Dhaliisha Ama Waxka Sheegtaa Anagay Noo Jeedaa

Hargeisa (Hargeisa Press)- Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil (Weedhsame) oo ka mida dhalinyarada hal abuurka Somaliland ayaa ka hadlay sida ay shacabka u saamaysay qabyaaladu...

Joe Biden oo Saxeexay Xeerka Iskaashiga Somaliland iyo Mareykanka

Washington (Hargeisa Press) – Madaxweynaha dalka Mareykanka Joe Biden, ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah qalinka ugu duugay xeerka miisaaniyadda NDAA ee ciidamada Mareykanka...

Isku Aadka Koobka Gobolada Somaliland oo La Shaaciyay

Hargeisa (Hargeisa Press) – Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa maanta shaacisay tartanka isku-aadka ciyaaraha gobollada Somaliland oo dhowaan ka furmi doona caasimadda Hargeysa. Waxa...
video

Gudoomiyihii Sarriflayaasha Somaliland oo Saldhiga Hargeysa Ku Dhex Geeriyooday Xalay iyo Wiil Uu Dhalay...

Hargeysa,(HargeisaPress) —Caydaruus Cabdilaahi Cali oo ah wiilka uu dhalay alla haw naxariistee gudoomiyihii sarriflayaasha Somaliland Cabdilaahi Cali Barre oo saaka ku dhex geeriyooday saldhiga...

Wasiirka Beeraha Somaliland Oo Jarmalka Kaga Qayb Galay Shir Caalamiya

Berlin (HP): Wefti ka socda Somaliland oo uu hogaaminayo wasiirka wasaaradda beeraha Somaliland ayaa magaalada Berlin ee dalka Jarmalka kaga qayb galay shir caalamiya...

Saraakiil iyo Askar Turkigu U Tababaray Soomaaliya oo Ku Dhintay Dagaalka-Laascaanood

Laascaanood (Hargeisa Press) – Saraakiil iyo Askaer ka tirsan Ciidanka Soomaaliya oo ka garab dagaalamayay kooxaha qaska ka wada magaalada Laascaanood, ayaa la xaqiijiyay...

Dacwada Xukuumada Somaliland U Haysato Mulkiilaha Astaan Tv oo Weji Kale Yeelatay iyo Taliyeyaasha...

Hargeisa (Hargeisa Press)- Dacwadii ay xukuumadda Somaliland u haysatay mulkiilaha Astaan Tv ayaa waxaa uu yeeshay waji kale oo aan laga filayn, kadib markii...

Latest News