Aasaasaha World Remit oo Ka Hadlay Mulkiileyaasha Adeega-Zaadka oo Joojiyay Wada-Shaqayntii Xawaaladaha Dibada

0
โ€œWaxa Aan Umahadcelinayaa Board-ka Telesom Oo Hawshan Dedaal Badan ka Geystay, Sidii Xal Loogu Heli Lahaa, Waxa se Caddaatay in Amarku ka Sarreeyo Iyaga...

Golaha Guurtida Somaliland oo Gudi-Labaad U Magacaabay Shaqaaqada Degaanka Cali Saahid

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Shir-guddoonka golaha Guurtida Somaliland, ayaa maanta magacaabay saddex xubnood oo Golluhu ku xoojiyey Guddidii ku maqnaa shaqaadadii Cali Saahid ee Gobolkaas...

Madaxweyne Biixi oo Turkiga U Gudbiyay Shuruudaha Wadahadalka Somaliland iyo Soomaaliya

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa uu Xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday dalka Turkiga oo uu Hoggaaminayo Wakiilka dowladda...

Gabadh Ka Soo Jeeda Somaliland oo Ku Guulaysatay Abaal-marin Caalami Ah

0
Washington (Hargeisa Press) โ€“ Dr. Sacda Mire oo ah Aqoonyahanad ku Takhasustay baadhista Aataarta Qadiimka ah, kana shaqaysa, ayaa ku guulaysatay Abaal-marin Caalami ah. Dr...

Somaliland oo Caalamka Ka Dalbatay Inay U Istaagaan La-Dagaalanka Xagjirnimada

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa Beesha Caalamka ka dalbatay inay u istaagaan la dagaalanka argagxisada iyo xagjirnimada, ka dib markii fal ismiidaamin kooxaha...

Waxgaradka Laascaanood oo Ka Digay Halista Argagixisada-Dagaalka Kusoo Qaaday Nabadda Somaliland

0
Sii-xawle (Hargeisa Press)- Waxgaradka magaalada Laascaanood, ayaa ka digay halista argagxisada iyo dagaalka lagu soo qaaday nabada Somaliland, isla markaana ku baaqay in wadajir...

๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐ž K๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‰๐’๐‹ Oo Kulan La Yeeshay Jaaliyadda Ku Degan Belgium + SAWIRRO

0
Brusseles (HP): Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa magaalada Brusseles ee waddanka Biljim, kulankaasi ayaa salka ku hayay boggaadin iyo...

Raโ€™iisal Wasaaraha Ingiriiska oo Somaliland Ku Xusay Liiska Dalal Waaweyn

0
Tokyo (Hargeisa Press)- Raโ€™iisal wasaaraha dalka Ingiriiska, Rishi Sunak, ayaa shirkii G7 ee dhawaan ka dhacay dalka Japan ka sheegay in waddankiisa uu dhaqaalo...

Xaalada Caafimaad Ee Weriye Bushaaro Baanday oo Laga Deyrinayo

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Waxaa si weyn looga deyrinayaa Xaaladda Caafimaad ee ay ku sugan tahay Weriye Bushaaro Baanday oo dhowaan Xukuumadda Somaliland xabsiga u...

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Kulan La Qaatay Xildhibaanada Baarlamaanka Finland

0
Helsinki (Hargeisa Press)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo weftigii uu hoggaaminayey, ayaa kulan la qaatay qaar ka mid ah mudanayaasha...