“Golaha Guurtidu Awood Ayuu U Leeyahay Inuu Dibu-Eegis Ku Sameeyo Xeerarka…”

0
London (Hargeisa Press)- Xildhibaan Axmed Maxamed Maxamuud Kaare oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sheegay in Golaha Guurtida uu awood...

Madax-dhaqameedka Bariga Burco oo Baaq Kasoo Saaray Dagaaladii Buq-dharkayn iyo Yayle

0
Burco (Hargeisa Press)- Shirwayne loogu magacdaray Talowadaag oo ay iskugu timid madaxdhaqameedka iyo waxgaradka beelwaynta Bariga Burco, ayaa laga soo saaray go’aamo la xidhiidha...

Wasiirka hore ee Arrimaha DIbadda Somaliland ayaa loo magacaabay Danjire sharafeed Arrimaha Raashinka ee...

0
Kyiv- Wasiirka hore ee Arrimaha DIbadda Somaliland, Dr Maxamed Cabdillahi Cumar, ayaa loo magacaabay Danjire sharafeed Arrimaha Raashinka ee Yukrayn.Dr Maxamed Cabdillahi waxa magacaabay...

Sirdoonka Somaliland oo Qabtay Saanad Dagaal Oo Loo Waday Kooxaha Huwanta

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Hay"adda nabad sirdoonka qaranka JSL ayaa shaacisay in ay qabteen saanad dagaal iyo agab kale oo loo waday kooxaha Huwanta ee...

Maamulaha Shirkadaha Dahabshiil oo Ka Qayb-galay Shirka Sugnaanta Cunnada-Adduunka Ee UK

0
London (Hargeisa Press)- Maamulaha guud ee Shirkadaha Dahabshiil Group Cabdirashiid Maxamed Siciid Ducaale, ayaa dalka UK kaga qayb galay Shirweynihii Sugnaanta Cunnada Adduunka ee...

Cabsida Laga-qabo In Puntland Uu Ka Dhaco Dagaalkii 20-Sanno Kahor Sababay In Boqortooyada Qardho...

0
Garoowe (Hargeisa Press)- Xaalladda Khilaafka doorashooyinka lagu muransanyahay ee maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliya, ayaa gilgilay amniga magaalada Garoowe, iyadoo laga cabsi qabo dagaal...

Madaxweyne Biixi oo Qaabilay Wakiilka Dowladda Faransiisku U Soo Magacaabtay Somaliland

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Maxamed Saxardiid, La-taliyaha Ganacsiga Dibedda oo dawladda Faransiisku u soo...

Dowladda Hoose Hargeysa oo Gubtay-Bariis Dhacay oo Ka Soo Gudbay Jabuuti

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Dowladda hoose ee magaalada Hargeysa, ayaa maanta gubtay bariis ay ku sheegeen in uu halis ku yahay caafimaadka dadka kaas oo...

Sirdoonka Somaliland oo Qabtey Baabuur U Rarnaa Kooxaha Huwanta Laascaanood

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Hay’adda sirdoonka qaranka Somaliland ee magaceeda loo soo gaabiyo NIA, ayaa waxaa ay soo bandhigtay baabuur sida saanad ciidan oo magaalada...

Dallada Nagaad oo Munaasibad-Qalinjebina U Qabatay Haweenka Ku Ganacsada Suuqa Waaheen

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Dallada isku xidhka Haweenka Somaliland ee NAGAAD, ayaa waxaa ay maanta magaalada Hargeysa munaasibad qalin-jebin ah ugu qabatay qaar ka mid...