Saddex Caruura oo Walaalo Ah oo Ku Geeriyooday-Roobab Ka Da’ay Berbera

0
Berbera (Hargeisa Press)- Saddex caruur ah, ayaa ku naf waayey daad ka soo rogmaday  Roobab xoogan oo ka da'ay deeganka xididaalay ee Degmada Laasciidle...

Israa’iil oo Weerar Gantaalo Ah Ku Qaaday Iran

0
Tehran (Hargeisa Press)- Israa’iil, ayaa weerar gantaal ah waabarigii hore ee Jimcaha maanta ah ka fulisay gudaha Iran, sida ay sheegtay warbaahinta Mareykanka, iyada...

Fannaanada Ugbaad Aragsan Ma Waxaa Loo Xidhay Siyaasad, Mise Anshax Xumo?

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabtay Fannaanada Ugbaad Maxamuud Cabdi (Ugbaad Aragsan) oo sida la sheegay lagu eedeeyay in ay faafisay...

Shirkii Golaha Wasiirrada Somaliland oo Lagu Falaanqeeyay Arrimaha Doorashooyinka iyo Amniga

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Fadhigii 127aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ee maanta oo uu Shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa waxaa lagu...

Guddoomiyaha Gobolka Awdal oo Kormeeray Taliska Aagga-Galbeed Ee Ciidanka Qaranka Somaliland

0
Boorama (Hargeisa Press)- Guddoomiyaha gobolka Awdal Xasan Daahir Xaddi, ayaa soo kormeeray Taliska aagga Galbeed ee Ciidanka Qaranka Somaliland ee Goraya-Cawl, halkaas oo uu...

Jadwalka Doorashooyinka Somaliland oo La Mudeeyay

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Guddida Komiishanka Doorashooyinka Somaliland, ayaa sheegay inay toddobaad gudihiisa ay ku soo saarayaan liiska codbixiyeyaasha kama dambaysta ah iyo Jadwalkii Doorashooyinka...

Askari Ka Tirsan Ciidamada Booliska Somaliland oo Xukun Lagu Riday

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Maxkamadda Ciidamada Darejada 1aad ee Somaliland, ayaa waxaa ay saaka xukun adag ku riday Askari ka tirsanaa Ciidamada Booliska. Maxkamadda, ayaa 7...
beesha caalamka oo ku baaqday in-deg deg loo qabto doorashooyinka somaliland

Xukuumadda Somaliland oo Baaq Culus U Jeedisay Beesha Caalamka

0
Hargeysa (Hargeisa Press)- Xukuumadda Somaliland, ayaa waxaa ay baaq culus oo garnaqsi ah ay u jeedisay dalalka Beesha Caalamka. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo...

Wasaaradda Daakhiliga JSL oo Taliyayaasha Ciidamada Kala Shirtay Adkaynta Amniga Gudaha iyo Xuduudaha

0
Hargaysa (HargeisaPress)–Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa Taliyayaasha Ciidamada kala duwan ee dalka kala shirtay adkaynta amniga gudaha iyo kor-u-qaadista xuska maalinta Qaran ee 18...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda JSL oo Yeelatay Kulan ay Ugu Diyaar-garoobayaan Xuska 18 May

0
Hargaysa (HargeisaPress)– Masuuliyiinya wasaaradda arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa yeeshay kulan ay ugu diyaar-garoobayaan xuska maalinta Qaran ee 18 May oo inagu soo fool...